Hague: Maxkamadda ICC Oo Maanta Xukun Ku Rideysa Nin Ka Tirsan Kooxaha Islaamiyiinta Ee...

0
Maxkamada dambiyada adduunka ee Hague ayaa maanta xukun ku ridaysa Ahmed Alfaqi Almahdi oo loo haysto in uu burburiyay goobo taarikhi ah. Goobaha uu burburiyay...

Somalia: Kooxda Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Askari U Dhashay Dalka Uganda.

0
Ururka Al Shabaab, ayaa maanta soo bandhigay muuqaal uu ka soo muuqday askari u dhashay dalka Uganda, kaasoo ay maxbuus ahaan ugu haystaan dhulka...

Somaliland: Nuxurka Dhambaal Beesha Caalamku U Soo Dirtay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Jawaabta Uu Ka...

0
Dalalka beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, ayaa Madaxweyne Siilaanyo u soo diray dhambaal ay kaga dalbanayaan inuu ka noqdo go’aanka uu...

Somaliland: Dawladda Somaliland Iyo Laba Dal Oo Kale Oo Ka Shiray Xakamaynta Tahriibka+ Brigadier...

0
Wefti Uu Hoggaaminayo Taliyaha Waaxda Socdaalka JSL Brigadier General Maxamed Cismaan Caalin Oo Ka Qayb-galay Shir Ay Somaliland & Dalal Kale Iskaga Kaashanayaan...

Somaliland: Hoggaamiyaha WADDANI oo ku Dhego Barjoobay Xamaasadda Afar Murrashax oo u...

0
Siyaasigii afraad oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa shaaciyay in uu u tartamayo musharaxnimadda  jagadda madaxweyne ku xigeenka ee xisbigaasi. Wasiirkii hore...

Somaliland: Khudbadda Guddoomiye Muuse Biixi Ka Jeediyay Xafladii Loo Sameeyay Xidhitaanka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Somaliland

0
Khudbadda Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mudane, Muuse Biixi Cabdi ka jeediyey gunnaanadka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Somaliland Diiwaangelinta; Guddiga Doorashooyinka aad iyo aad baan u hambalyeynayaa iyaga inta la...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo iyo Cali Khaliif Galaydh oo ku Kulmaya Dubia

0
Madaxweynuhu wuxu Dubia u sii Dhaafidoona Dalka Ingiriiska Madaxweynaha Jmahuuriyadda Somaliland Mudane Axmed  Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Galinka danbe ee maanta ka dhoofidoona Madaarka caalamiga...

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hogaaminayay Oo Ka Ababaxay Dalak

0
WAR-SAXAAFADEED: 26 /09/2016 Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu Hoggaaminaayo Oo Galabta Diyaar Khaasa ka Raacay Madaarka Egal International Airport Iyagoo U Safray Dalalka Imaaraadka Carabta...

Somaliland: “Wali Lama Arag Mucaarad Dooroshadu Inay Dhacdo Diidan Iyo Muxaafad Leh Waar Dooroshada...

0
"Wali Lama Arag Mucaarad Dooroshadu Inay Dhacdo Diidan Iyo Muxaafad Leh Waar Dooroshada Ha Laqabto"Nuxurka Khudbad Muuse Biixi Uu Ku Dhaliiley Xisbiga Wadani.

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadley Qaadhanka Beesha Caalamku Ugu Deeqdo...

0
Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadley Qaadhanka Beesha Caalamku Ugu Deeqdo Doorashooyinka Somaliland.