Reer Awdal Oo Mansabka Madaxwayne Kuxigeenka Ku Macneeyey Gacan-yare Iyo Xildhibaan Axmed Yaasiin Oo...

0
“Dastuurka Marka La Eegayo Madaxwayne Kuxigeenku Wuxuu Qabtaa Wixii Madaxwaynuhu U Diro, Markaa Hadiiba Ay Beeli Ku Magac Qaadayso Waa In…” Xildhibaan Axmed Yaasiin...

Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Iyo Siyaasiyiinta Ku Bahoobay Garabka Isbahaysiga Oo La Filayo In...

0
Warar ay helayso shabakada wararka CodkaSomaliland.com kana helayso ilo wareedyo u dhuun daloola xisbiga WADDANI ayaa sheegaya in la filayo in maalinta bari ah...

Qiimaynta Guurtida Ee Wakhtiga Loo Kordhinayo Wakiilada,Caqabadaha Dib U Dhigi Karta Doorashada Madaxtooyada Iyo...

0
Golaha guurtida Somaliland ayaa la filayaa  inay bisha soo socota ka fadhiisan doonaan muddo kordhinta loo samaynayo golaha wakiilada Somaliland,kadib markii maxkamadda sare ee...

Siyaasigii Ugu Da’da Yaraa Somaliland Oo Ku Biiray Musharraxiinta U Tartamaya Jagada Madaxweyne Ku-xigeenka...

0
“Siyaasi illaa 1963-2016 ummadda Qabyaalad ummadda la hor jooga loo adkaysan kari maayo ee Dhallinyaradu..” Musharrax Barkhad Jaamac Xirsi Xoghayaha Cadaaladda ee Xisbiga Mucaaradka ah...

Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Qadiyadda Somaliland, Safar Uu Ku...

0
“Waa Arrin Qariib ah in Soomaaliya u Aragto inay Somaliland ka mid tahay, laakiin Anigu Mar Aan Tagay Hargeysa….”Ergayga Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya, Michael...

Qaramada Midoobay Iyo Dawladda Maraykanka Oo Ka Hadlay Weriye Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

0
Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo baadho Dil Magaalada Muqdisho Doraad loogu geystay Alle...

Ciidanka Booliska Somaliland oo Xidhay Gudoomiye ku-xigeenkii Koomiishanka xuquuqul insaanka qarranka Somaliland

0
Gudoomiye Ku-xigeenka Koomiishanka xuquuqul insaanka qarranka Somaliland Maxamuud Garaad Maxamed  ayaa muddo Saddex maalmood ah ku xidhan Xarunta Danbi baadhista ee loo yaqaano C.I.D...

Siyaasigii u Horeeyay ee Beelaha Gabooye Kasoo Jeeda oo isku Sharaxya Kursiga Madaxwayne Ku...

0
Somaliland: Siyaasigii u Horeeyay ee Beelaha Gabooye Kasoo Jeeda oo isku  Sharaxya Kursiga Madaxwayne Ku Xigeen ee Xisbiga WADDANI

“Hadday Iga Adkaadaan Waan Ka Soo Kaban Karaa, Laakiin Ninka Iyagana Burburin Doonaa Waa...

0
Jamaal Cali Xuseen Oo Sheegay In Guddoomiyaha KULMIYE Qayb Ka Yahay Dagaallo-siyaasadeed Oo Uu Sheegay In Lagu Hagar-daamaynayo Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee...

“Waxay Dadka Rer Somaliland Waayo Arag Ku Yihiin, Hoggaan Ku Yimaada Jujuub Oo Geesmara...

0
Xirsi Cali Xaaji Xasan, wasiirkii hore ee wasaaradda madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadlay halka uu ku dambeeyey wadahadalkii u dhexeeyey garabka isbahaysiga dimuqraadi doonka...