Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Nabadaynta Beelihii Ku Diriray Degmada...

0
wasiirka warfaafinta Somaliland mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid “Cadaani” oo ku sugan magaalada hargeysa ayaa ka hadlay socdaal ay ku tageen degmada ceel-afwayn iyo halka...

Xukuumadda Somaliland oo xubno ka mid ah guddida Ictiraaf raadinta u diraysa dalalka dariska...

0
Xukuumadda Somaliland ayaa wefti u diraysa dalalka jaarka ah gaar ahaan dalka Jabuuti oo la filayo inay u baxaan xubno ay ka mid yihiin...

Hargeysa: Shilalka Baabuurta oo Batay iyo Dariiqyaddii Caasimadda oo xidhamay

0
Waxa jidadkii xidhay Geerashyo, Taraafiga iyo Dawladda Hoose oo aan lahayn qorshe wax lagaga qabto Toddobaadkii ugu danbeeyey waxa caasimadda Hargeysa ka dhacay shillal sababay...

Madaarka Berbera, Haamaha Shidaalka Iyo Warshadda Sibidhka Oo Noqday Qaybta Ugu Dambaysa Mashaariicda Xukuumadda...

0
Iyada oo maalmihii ugu dambeeyey waftigii Madaxweyne Siilaanyo ee ku sugnaa waddanka Isu-tagga Imaaraadka Carabtu kulammo gaar gaar ah la lahaa masuuliyiin xukuumadeed, madax...

“Anigu Waxaan Ahay Musharaxa Madaxweyne-xigeenka Waddani Cid Aan Uga Tanaasulayaana Ma Jirto, Calafkayga Ayaan...

0
Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Axmed Muumin Seed isla markaana u tartamaya jagada Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Waddani, ayaa...

Go’aankii Somaliland Dib Ugu Dhigtay Doorashada Wakiilada Oo Sabab U Noqday In Deeq-bixiyayaashu Joojiyaan...

0
Go’aankii ay Somaliland dib ugu dhigtay doorashadii golaha wakiilada islamarkaana ay ku kala qaaday labada doorasho ee madaxtooyada iyo wakiilada, ayaa sabab u noqday...

Danjire Baashe Cawil oo ka Hadlay Natiijadda Socdaalka Madaxweynaha Somaliland Ee UAE

0
Madaxweyne Siilaanyo oo Axadda u ambo-baxaya Dalka Ingiriiska Iyo Natiijadda Booqashadiisa UAE DUBAI-UAE-Wakiilk Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Imaaraadka carabta (UAE), Mr. Baashe Cawil Cumar, ayaa...

Turkiga oo Sheegay Inuu Kordhinayo Wada Shaqaynta uu la Leeyahay Somaliland

0
Qunsulka dalka Turkiga u fadhiya Somaliland Mr. Muzaffer Yuksel, ayaa sheegay in dalkiisu laban laabi doono taageerada uu u fidinayo shacabka ay walaalaha yihiin...

Shirweynihii Golaha Dhexe Ee Xisbiga WADDANI Oo Kaabiga Ina Soo Saaray Iyo Muran Kasoo...

0
Guddoomiye Seed Iyo Koox Uu Wato Oo Dalbaday In Shirweynaha Borama Lagu Qabto, Cirro Kaadirka Beeshiisa Oo Diidmo Cad Ku Qaabilay. Diidmada Cirro Oo Qarxin...

“Haddii Cudurka Kursi Jacaylku Kugu Dhaco, Tawxiidka, Carruurta Iyo Ummaddaba Halkaasaad Dhigaysaa….” Sheekh Aadan-Siiro

0
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ku taliyey in Dadka loo Caddaalad-falo isa-markaana Hantidooda loo ilaaliyo. Sheekh Aadan-Siiro oo Khudbaddii Jimcaha kaga hadlay...