Badhsaabka Gobolka Togdheer Oo Hor Istaagay Wacyi galin Ku Saabsan Xuska Maalinta 18 May...

0
Badhsaabka Gobolka Togdheer Oo Hor Istaagay Wacyi galin Ku Saabsan Xuska Maalinta 18 May Oo Ay Wadeen Kooxda Dayax Band ]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Naf Waayey Roobabkii Caawa ka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Naf Waayey Roobabkii Caawa ka Da’ay Dalka Soona Kormeeray Goobaha Khasaaruhu Ka Dhacay. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

“Anigu Markii Hore Bandooga Waan Ka Soo Horjeeday, Oo Raali Kamaan Ahayn, Bandoona Waxba...

0
Axmed Xaaji Cali Caddami, oo ahaa Wasiirkii Gaashandhiga ee Xukuumaddii Axmed Siillaanyo, ayaa Axsaabta Qaranka ugu baaqay inay isku tanaasulaan, kana heshiiyaan khilaafkooda ku...

Raashinka Yaalla Bakhaarada Magaalada Burco Oo Badhitaan Lagu Wado

0
Isuduwaha Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland ee gobolka Togdheer oo warbaahinta dawladda la hadlay ayaa ka warbixiyay baadhitaano Badeecadaha ah oo ay ka bilaabeen gobolka...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qayb-galay Xus Ballaadhan Oo Loo Sameeyey Sannad-Guuradda 26-Aad Ee...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Xus ballaadhan oo loo sameeyey Sannad-guurada 26-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska Ciidanka qaranka Jamhuuriyadda...

Muuse Biixi Iyo Farmaajo: Midkee Ku Guulaysan Doona Dagaalka Siyaasadda Arrimaha Dibadda?

0
Dagaalkii ay dhawaan dawladda Soomaaliya ku qaaday dawladda Guinea ee ka dhanka ahaa socdaalkii uu Madaxweyne Biixi ku tagay dalkaas, waxa ay banaanka soo...

“Aqoonsiga Somaliland Wuxuu Ku Iman Karaa Wadahadalka Soomaaliya…..” Dawladda Ingiriiska

0
Dawladda Ingiriiska ayaa weli ku dhegan mawqifkeeda ah in dalalka gobalka ee Afrika ay horseed ka noqdaan aqoonsiga Somaliland iyo heshiis dhex mara Somaliland...

“Jabuuti Wax Gaar ah oo ay inaga Doonaysaa Ma Jirto “ Wasiirka Biyaha Somaliland

0
Wasiirka horumarinta Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Muuse Diirye ayaa sheegay in dawladda Jabuuti aanay wax gaar ah ka doonayn dalka taasi oo Meesha ka...

Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Markii Saddexaad Maxkamad La Soo Taagey

0
Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa maanta markii saddexaad la soo taagey maxkamadda Gobolka Maroodijeex ee Hargeysa, iyadoo maanta qorshuhu ahaa in qareennadiisu ay ka...

Edna Aadan Oo Si Kulul Uga Hadashay Xayiraada Markabkii Xoolaha Siday, Dawlada Soomaaliya Ku...

0
Ergayga gaarka ah ee dawlada somaliland u qaabilsan wada hadalada soomaaliya marwo Edna Aadan Ismaaciil ayaa qalad ku tilmaantay in dawlada Muqdisho ay ka...