Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge Shacbiga Kula Taliyay Ururada la Furayaa Ay Noqdaan Kuwo Dadku...

0
Cabdikariin Axmed Mooge ayaa shacbiga Somaliland ugu baaqay inay joogaan xiligii ay dhisan lahaayeen ururo nollol u abuura oo aan noqon xisbiyo ay reero...

Ma Run Baa In Madaxweyne Biixi Socdaal Ku Tagayo Kenya Iyo In Madaxweyne Uhurru...

0
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu socdaal ku tagi doono magaalada Nayrobi ee dalka Kenya. Sidaas waxa bartiisa twitterka ku qoray Rashiid...

Faysal Iyo Cirro Oo Lagu Eedeeyey Inay Gabeen Kaalintii Mucaaridnimo Ee Dalka, Noqdeenna Wasiirro...

0
Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee WADDANI iyo UCID ayaa lagu eedeeyey in ay gabi ahaanba gabeen kaalintii Mucaaradnimo ee dalka, kuwaas oo lagu tilmaamay inay...

Madaxweynihii Hore Ee Dalka Masar Oo Geeriyooday Isaga Oo Taagan Maxkamad Ku Taalla Magaalada...

0
Warar degdeg ah oo hadda naga soo gaadhay magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee waddankaasi Maxamed Mursi uu ku...

Warbaahinta Kenya Oo Warbixin Ka Qortay Caqabaddaha Soo Waajahay Qorshii Abiye Axmed uu Ku...

0
Wargeyska caanka ah ee The East African ee ka soo baxa magaalada Nayrobi, ayaa cadadkiisii shalay qoray in qorshihii Raysalwasaare Abiye Axmed ku doonayay...

Xildhibaano Iyo Dad Caan Ka Ah Ingiriiska Iyo USA Oo Si Cadho Leh Uga...

0
Xildhibaano, siyaasiyiin iyo dad aqoonyahan ah oo caan ka ah dunida ayaa jawaabo ka bixiyay maqaal lagu qoray wargeyska caanka ah ee Daily Mail ...

“ Wax Weyn Ba Inaga Khaldan Ee Wax Ha La Saxo Oo Dalka Iyo...

0
Mulkiilaha Hotel Hadhwanaag Ganacsade Xassan Axmed Xussen ayaa waxaa uu maanta soo bandhigay dhibaatada Hotel-kiisa ka soo gaadhey roobabkii xoogana ee xalay ka Da,ay...

War-bixin: Ma Xukumadda Muuse Biixi Ayaa Bedeshay Mawqifkeedii Mise Faysal Cali Waraabeayaa Ku Qanciyay...

0
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa bishii Julay ee sanadkii 2018 si weyn qayliyay kulan hoggaamiyaha xisbiga UCID magaalada Brussels ee dalka Biljimka...

“Waa In Sharciga Lala Tiigsadaa Labada Maayir Ee Burco Iyo Berbera…” Xisbiga UCID

0
Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa ka hadlay muddo dhaafka doorashada golaha wakiillada Somaliland, waxaanu ku baaqay in sharciga lala tiigsadi maayiradda Burco iyo...