Somaliland: “Wacdiga Aan Jeediyey waxa Goob-joog ka ahaa Oo Meesha Fadhiyey Odayaal-dhaqameedyo Soomaaliya ka...

0
Wasiirka Aw-qaafta Oo Asaraar Ku Tilmaamay Wefti reer Soomaaliya Ah Oo La Sheegay In Uu Ku Qaabilay Hargeysa     “Waxaannu Halkaa Ku Kulannay Oo Goob-Joog...

Wadahaladii Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Oo Dib U Dhacay

0
Warar hoose oo soo ka baxaya madaxtooyada Somaliland ayaa sheegaya in ay dib u dhaceen wada hadaladii magaalada Addis-ababa uga furmi laha dawlada Somaliland...

Shirkadaha Dahabshiil waxay noqon doonaan kuwa u horreeya ee fuliya sharci loo dejiyo lacagaha...

0
Maamulaha guud ee shirkadaha Dahabshiil ayaa sheegay in Dahabshiil, eDahab iyo Somtel ay diyaar u yihiin fulinta iyo meel-marinta sharci kasta oo ku yimaadda...

Maxkamadda Laascaanood ayaa Go’aamo kasoo Saartay Gabadh lagu muransanaa Guurkeeda in muddo ah.

0
Maxkamadda degmada Laascaanood ayaa Go’aamo kasoo saartay gabadh lagu muransanaa guurkeeda in muddo ah. Waxaana gabadhan ay ahayd markii hore gabadh uu ka dhintay Saygii...
Deg Deg: Masuulyiintii Ugu Badnaa Oo Iska Casilay Xisbiga UCID

“KULMIYE Iyo WADDANI, Midkoodna Qabyaaladda Wuu Dhalay, Midka Kalena Wuu Koriyaa” Xisbiga UCID

0
Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa dhaliilo xoogan u jeediyey labada xisbi ee WADDANI iyo KULMIYE oo loolan kala dhexeeyo. Xoghayaha arrimaha bulshada ee xisbiga...

Faysal Cali Waraabe “Maanta Waxaa La Wada Fidmo Soomaaliyeed Ee Xal Soomaaliyeed Maaha”

0
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Injineer Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga hadlay doorashada la filayo in ay dhawaan Soomaaliya ka dhacdo,...

Somaliland: Baanka Dabashiil oo Shaaciyey Maalgalinta Mashruuc lagu Horumarinayo Tamarta

0
Baanka caalamiga ah ee Dahabshiil (DBI), ayaa shaaciyey mashruuc cusub oo ah maalgashiga qalabka tiknoolajiga dib-u-cusboonaysiiya tamarta oo loo bixiyey ‘Sanduuqa Tamaraynta Horumaka’ (Powering...

Deg Deg :- Gudoomiye Ciro Oo Madaxweyne Biixi Ugu Maah Maahey Kulankii Wasiirada Somaliya

0
Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo maanta yimid xarunta baarlamaanka Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga Hadley kulankii uu madaxweyne...

IGAD Maxay ii Tahay?- Prof. Maxamed Siciid Gees – Hargeysa

0
“Wa leylin ka mawjil baxri arkhaa suduulahu Calaya bi anwaacil humuumi li yabtalii Alaa ayuhal leylu dawiilu injali bi subxin Wamaa asbaaxu minka bi amsalin” Umru-qays “Habeen yahow dheeri...
Garabka Jamaal Oo Maanta Wada Hadal La Bilaabaya Xisbiga Waddani

Garabka Jamaal Oo Maanta Wada Hadal La Bilaabaya Xisbiga Waddani

0
Wada hadalo siyaasadeed ayaa maanta u bilaabmaya xisbiga Waddani ee mucaaradka ah iyo garabka Jamaal Cali Xuseen ee ka tirsanaa xisbiga UCID. Wada hadaladan...