Somaliland: Istiqaalladda Mas’uul Kale Oo Ku Soo Biiray Xubnaha Xil-diidka WADDANI, Kalsoonidiina Kala noqday...

Guddoomiye Ku Xigeenkii Ahna Kusimihii Guddoomiyaha Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga WADDANI Oo Xalay Ku Dhawaaqday Istiqaalladeeda Guddoomiye ku xigeenkii garabka dhalinyarada heer qaran ee...

Somaliland: “Marka Aan Xasuusto Dhibaatadii Somaliland Ku Dhacday Waan Murugoodaa, Laakiin Soomaaliya Aniga Ayaa...

“Qadiyadda Somaliland Weli Way Taagan Tahay Laakiin Midnimadii Kamaanu Tanaasulin Kamana Tanaasulayno” Madaxweynaha Dawladda Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud Madaxweynaha Waddanka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay...
video

Somaliland: Sheekh Aadan-Siiro Oo Ku Taliyey In Laga Faa’ideysto Khayrka Ku Jira Maalmaha U...

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Ahmiyadda Maalmaha Tobanka ah ee u dambeeyay Bisha Dil-Xijja. Sheekhu wuxuu...

Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Oo Magacaabay Xilal Cusub.

Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay xilalka guddoomiyeyaasha garabbada Haweenka iyo Dhallinyarta ee xisbiga WADDANI, waxaana uu...
video

Somaliland: Xildhibaan Indho Indho Oo Goob Fagaare Ah Inan Ugu Hibeeyey Faysal Cali Waraabe

Dadkii Xafladaasi Ku Dhex Sugnaa Oo Sacab Isla Oogsaday Markii Uu Indho Indho U Hibeeyey Faysal Cali Waraabe Gabadh Uu Adeer U Yahay Iyo...

Somaliland: “ Nin qori leh ayaa qarankan laga xoreeyey, waaba se Nin qalin haysta...

Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadda JSL, Md. Maxamuud  Xaashi  Cabdi ayaa sheegay inay Xukuumadda Somaliland ka go;an tahay inay ka qabato Wariyeyaasha baahiyey warka ka dhanka ah Amaanka...
video

Somaliland: Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ku Baaqay Inqilaabkii Turkiga oo kale

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in uu magac cusub isagu u bixiyey wasiirka arimaha dibada...

Somaliland: Oo Sheegtay In Dib Loo Kicinaayo Wershadii Sibidhka Ee Berbera .

Xubno Wasiiro Ah oo uu Wehelinayay Madaxweyne Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo Wakiilka Somaliland ugu Magcaaban Dalka iskutaga Imaaraadka Carabta Amb Baashe Cawil ayaa...

Somaliland: Xidhiidhka Cusub ee Somaliland & KENYA Iyo Madaxwayne Kuxigeenka Dalkaas Oo La Sheegay...

Guddoomiyaha Gobolka Meru o Xaqiijiyey Inuu William Rutto Somaliland Iman Doono Dhamaadka Bisha Septemper Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya William Rutto ayaa la sheegay inuu dhamaadka bishan aynu...

Somaliland: Waayaha Doorashada, Doorka Deeq-bixiyeyaasha iyo Mawqifka Xisbiga WADDANI ee ku aaddan Doorashada

Waayaha ku Gadaaman DOORSHADA Madaxweynaha iyo Baarlamaanka ee ku Mudaysan 18 March, 20017:  Shirkii Daneeeyeyaasha ee 25ka August iyo Jawaabta ka soo noqotay Ururka...

Wararka Ugu Akhriska Badan

Wararkii u Dambeeyey

“Madaxweyne Muuse Biixi Waxaa Ka Muuqatay Khudbadiisi 18- May Nuglaansho Walaac Leh ..” Muniir...

Muniir Axmed Cigaal oo ka tirsan Xisbiga WADDANI ayaa faqidaad ku sameeyay khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka jeediyay Munaasibada 18 May. Qoraal uu...
video

Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Ciidamadda Samaynta Ciidamadda Badda Cas Oo Aanay Somaliland Door...

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay ciidamadda loo samaynaayo gacanka badda cas Oo aanay Somaliland door ku lahayn https://youtu.be/2Yhb2Y9MJnc
video

Magaaladda Burco Oo Hay’adaha Dawladdu Ku Kaliyaysteen Xuska 18-ka May

Magaaladda Burco oo ah goobtii lagaga dhawaaqay gooni isutaaga Somaliland ayaan sannadkan looga xusin sidii ay ahaan jirtay waxaana ku kaliyaystay laamaha Dawladda ee...
video

DAAWO: Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Xuska 18 May Uu Ka Jeediyay.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa xuska 18 May oo maanta Somaliland looga dabaal Deg ay wuxuu ka jeediyay khudbad dheer oo uu arrimo kala...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Bulshada Gobolka Awdal Kala Qayb Galay Xuska 18 May.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo xubno ka tirsan Golaha Wasaaradda ayaa bulshada ku dhaqan Gobolka Awdal kala qayb galay Munaasibada xuska 18 https://youtu.be/gqOq5v4yhg4