Shirkii gollaha dhexe ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa muddo toddoba cisho ah dib uga dhacay wakhtigii loo qorsheeyay