Xoghayha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade oo warbaahinta kula hadley afaafka hore ee maxkamada sare waxaa uu ka hadley aragtida xisbigiisa ee ku saabsan go,aanka maxkamada sare ka soo saartay kala qaadista labada doorash .

Xoghayha ayaa waxaa uu sheegay in go,aankaasi maxkamada ka soo baxay ay soo dhaweynayaan oo aanay jirin meel ay ka maraan go,aanka maxkamadeed balse waxaa ay golaha guurtida uga digeyn in ay faro galin ku sameeyaan doorashada madaxtooyada ee marlabaad maxkamadu go,aanka ka soo saartey