Wararka hadda soo gaadhay xafiiska war-qabadka ee shabakada caalamiga ahEe Wargane news ayaa sheegay in Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa ayiday go’aankii Madaxweynaha Somaliland mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ku kala qaaday doorashooyinka gollaha wakiillada iyo Madaxtooyadda.

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Mud. Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa shalay kulan la qaatay komishanka doorashooyinka, xisbiyadda qaranka iyo ururadda rayidka isaga oo sheegay inay go’aan ka soo saari doonan 24 saacadood ee soo socda.