Hoggaanka xisbiga WADDANI oo Fariin u Diray Bulshada Ceel-afweyn

0
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro,  oo ay weheliyaan hoggaamiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, guddoomiye xigeenka 2-aad...

Dawladda Koonfur Afrika oo Caddaysey Taageeradeeda Qadiyadda Somaliland

0
Wasiirka Waxbarasha Sare ee dalka Koonfur Afrika Dr Blade Nzimande ayaa muujiyay taageerada qadiyada madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland ee dawladdiisa, mar uu ka hadlayey shir...

Somaliland iyo Taiwan oo Bilaabay iskaashiga Beeraha

0
Dawladdaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Taiwan ayaa shalay si rasmiya hashiis ugu wada gaadhay is kaashi la xidhiidha dhinac waxsoosaarka gaar ahaan beeraha. Barnaamijka lagu horumarinaayo...

Itoobiya Oo Ka Hadashay Heshiiska Somaliland iyo Kenya

0
Dawladda Itoobiya ayaa si kooban uga hadashay socdaalkii uu Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ku tagay dalka Kenya iyo weliba isfahamka diblomaasiyadeed ee dhexmaray...

Cabdillaahi-dirawal Oo Dhaliilay Midhaha Safarkii Madaxweyne Biixi Ee Dalka Kenya

0
Cabdillaahi-dirawal Oo Dhaliilay Midhaha Safarkii Madaxweyne Biixi Ee Dalka Kenya Hargeysa (Sayruuq) – Siyaasiga Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Dirawal) ayaa ka hadlay Safarkii Madaxweynaha Somaliland ku...

Malawi Oo La Filaayo Inay Aqoonsada Somaliland

0
Malawi Oo La Filaayo Inay Aqoonsada Somaliland Akhriso Warar Kaa Qarsoon . Somaliland waxaa maanta booqasho aan hore loo sii shaacin Ku yimid Wasiirka Arrimaha...

Wasiirka Arrimaha Dibada Malawi oo Hargeysa yimid

0
Wasiirka Arrimaha Dibada Malawi oo Hargeysa yimid Wafti uu hogaaminayay Wasiirka arrimaha Dibada ee Wadanka Malawi Francis Kasaila ayaa saaka Ka soo degay Garoonka Diyaaradaha...

“Kenya waxay Abaabul Militari Ka Waddaa Xuduudka..,” Somalia

0
Dowldda Federaalka Soomaaliya waxay si dhaw ula socotaa abaabulka militari ee ay Dowladda Kenya maalmahan ka waddo aagga Mandera iyada oo hubeynaysa jabhad ay...

Kenya Airways oo Duulimaadyo ka Bilaabaysa Nairobi iyo Hargaysa

0
Hargeysa (CS) Kenya Airways (KQ) ayaa bilaabi doonta duulimaadyo toos ah oo u kala gooshi doona garoonka caalamiga ah ee Jomo Kenyatta ee magaalada...