War Dag Dag:- Suldaanka Guud Ee Subeer-Awal Oo Ku Dhawaaqay War Faxad Galiyay Beeshiisa...

0
Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Qabtay Huteel Maansoor Ee Magaaladda Hargeysa Ayaa Lagu Shaaciyey  Guddi Loo Sameeyay Beesha Cabdale Siciid Ee Sacad Muuse, Munaasabadaas Oo...

Cabdirashiid Dahabshiil Oo Ku Tilmaamay Aaga Ganacsiga Xorta Ah Ee Laga Furay Djibouti Waa...

0
Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahbshiil Group, Cabdirashiid Maxamed Siciid (Dahabshiil), waxa uu ka mid ahaa madax iyo ganacsato waaweyn oo lagu marti-qaaday ka qayb...

War Deg Deg Ah: Ciidamo Lagu Daadiyay Magaalada Hargaysa, & Guryaha Xirsi, Maxamed Biixi...

0
Magaalada Hargaysa ayaa caawa ka duwan sidii ay hore u ahaan jirtay, waxaana meel kasta La dhoobay ciidamo tiro badan, kuwaas oo wadooyinka magaalada...

Xildhibaan Maxamed Cali “Waan ka Xumahay 12 Sanno Inaanu Kuraaasida ku Fadhinaa”

0
Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama) oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ganafka ku dhuftay muddo kordhintii Golaha Guurtiddu u sameeyeen...

Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Maxkamadda Sare U Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Madaxweyne Siilaanyo.

0
Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa dacwad ka dhan ah go’aankii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ku kala qaaday doorashooyinka gollaha wakiillada iyo Madaxtooyadda...

Xulka Gobolka Awdal Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaadhay Gobolka Saaxil.

0
Kulamada wareega labaad ee Group A ee sideed dhamaadka ciyaaraha gobolada Somaliland ayaa galabta lagu soo gabagabeeyay garoonka Hargaysa Stadium waxaana kulan adag iskaga...

Hoggaanka Xisbiga KULMIYE Oo Soo Dhaweeyey Xildhibaanno Iyo Taageerayaal Kasoo Jeeda Degmooyinka Qori-lugud Iyo...

0
Hogaanka xisbul-xaakimka KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey xildhibaanno iyo taageerayaal kasoo jeeda degmooyinka Qorilugud iyo Wadaamo-goo, kuwaas oo kasoo digo-rogtay xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI...

Duur Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqay Inuu La Yimaado Dhiiranaantii Marxuum Cigaal Iyo Rayaale...

0
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo hadda ka mid ah xisbiga Waddani, ayaa madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inuu yeesho ku...

Agaasimaha Cusub Ee Madaxtooyada Oo Xilka La Wareegay Maanta

0
Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Xilalkii u kala Wareejiyey Agaasimihii hore ee Madaxtooyada iyo Agaasimaha Cusub Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xilkii ...

Hogaamiye Xirsi Iyo Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Hadallo Duurxul Siyaasadeed Ah Isugu Faanay Taageerada...

0
Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka mid ahaa...