Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa dacwad ka dhan ah go’aankii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ku kala qaaday doorashooyinka gollaha wakiillada iyo Madaxtooyadda u gudbiyay Maxkamadda Sare Somaliland.