Somaliland: Nuxurka Todoba Qodob Oo Shalay Soo Saareen Guddi Hoosaadyada Golaha Guurtida JSl Sida...

0
Waxa shalay Gudi-hoosaadyada Golaha Guurtidu soo saareen todoba Qodob, Hadaba Shabakada Gudgudenews.com ayaa khadka Taleefanka ku waraysatay Xildhibaan Ibraahim Ciise Xaaji Buux Oo ah...

Somaliland: Maareeyaha Wakaaladda Biyaha oo Heshiis la Gashay Shirkad ku Guulayasatay Biyo-qeybinta Hargeysa

0
Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa  Ibraahim Siyaad Yoonis oo uu wehelinayo Wasiirka Beeraha Somaliland Prof. Maxamed Daahir, ayaa heshiis la saxeexday shirkad laga leeyahay dalka...

Somaliland: Saddex Qof oo ku Dhintay Mudaharaad Rabshado Isu Bedalay oo Shalay ka Dhacay...

0
Saddex qof ayaa ku geeriyooday dhawr qof oo  kalena way ku dhaawacmeen mudaharaad  rabshado isu bedalay  oo shalay ka dhacay magaaladda Laascaanood ee xarunta...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo Oo Ka Qaybgalay Xaflada Qalin-jebinta Dufcadii 13-Aad ee Jaamacadda Hargeysa

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa ka qaybgalay Xaflada qalinjebinta Jaamacada Hargeysa oo ay ka qalinjebiyeen dufcadii 13aad oo tiradoodu dhamayd 862...

Somaliland: Wada-hadallada Somaliland Iyo Khaatumo Oo Suurto-geliyey In Ciidammada Qaranku Sugaan Amniga Cali Khaliif...

0
Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh iyo Xubno ka tirsan Kooxdiisa, ayaa Shalay Gaadhay Degmada Widh-Widh ee Gobolka Buuhoodle ee Somaliland, waxaana ku...

Somaliland: “Aareeyoow Nagama aha Tallo ee Waa Naga Arin Xumo……..Siyaasi Xamarje.

0
Siyaasi Axmed Xaaji Cabdulaahi Xamarje ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay, Lixda Goobood ee lagu muransanyahay ee Waqooyiga Magaalada Hargaisa, wuxuuna ayaan darro...

Somaliland: Dibad-baxyo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood.

0
Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta ay dibad-baxyo rabshada wata oo laga soo horjeedo dilal maalmihii...

Somaliland: “Xukuumadda Siilaanyo Waxa Ay Baankii Ka Dhigtay Bakhaar Lagu Xareeyo Lacagta Duuga Ah”...

0
Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog) oo ka mid ah guddida arrimaha guddaha ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa si faah-faahsan uga hadlay  xeerka maydhitaanka lacagaha

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Masuuliyiin Ka Tirsan Xukumada Ku Edeeyay Iney Dabada...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Masuuliyiin Ka Tirsan Xukumada Ku Edeeyay Iney Dabada Ka Riixayaan Colaada Ka Taagan Lixda Gobood Ee Muranku Ka Taagan...

Somaliland: Siyaasi Cali-Gurray Oo Soo Jeediyay Inay Wasaaradda Arrimaha Guduhu Ku Dhiirato In Lakala...

0
Wax ay ku kala duwan yihiin Wasiirka iyo Gudoomiyuhu oo sidaa ah ma arko. Hawsha Komishanka iyo Wasaaradda Arimaha Gudaha oo Gudoomiyuhu uu xukuumadda...