“Haddii Dacwada Faysal Ka Soo Fushay Qoyska Muuse Biixi, Nin Weliba Qoys Ayuu Ka...

0
"Haddii Dacwada Faysal Ka Soo Fushay Qoyska Muuse Biixi, Nin Weliba Qoys Ayuu Ka Dhashay" Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, waxa uu...

Xildhibaanada Golaha wakiilada oo imika u Fadhiya ansixinta 2 xubnood Guddida Doorashooyinka Qaranka

0
Xildhinaada al golaha wakiiladda Somaliland, ayaa  saakau la filyaa inay ucodeynaya labadii xubnood ee xisbiyada mucaaridku u soo xusheen guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland. Hada waxaa...

Somaliland : Imtixaan 10-maddo iyo Hal maalina oo saaka loo Fadhiistay

0
Tiro ku dhaw 11,000 kun, oo arday ayaa saaka ufadhiistay imtixaanaadka dugsiyada sare ee Somaliland. Maanta ayuu daah furmay imtixaanaadku isla maantana waa lasoo afmeerayaa. Safmarka...

AKHRI Warqad Uu Guddoomiye Cirro U Diray Madaxweyne Biixi, Shirguddoonka Baarlamaanka Iyo Beesha Caalamka

0
Guddoomiyaha xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Cirro ayaa 14-kii bishan warqad u diray madaxweyne Biixi, shirguddoonka baarlamaanka iyo beesha caalamka taas oo xambaarsan eedo culus...

Dibadbaxyo Ka Dhacay Dalka Jabuuti Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

0
Hogaamiyeyaasha mucaaridka dalka Djibouti ayaa cambaareeyey xoog loo adeegsaday dadweyne maalintii labaad dibadbax isugu soo baxay magaalada Arxiba iyo magaalooyin kale oo ku yaala...

Itoobiya Ma Waxay Qarinaysa Xanuun Dilay 684, Una Jiifaan 60,000 ?

0
Itoobiya Ma Waxay Qarinaysa Xanuun Dilay 684, Una Jiifaan 60,000 ? Dawladda Ethiopia ayaa diiddan inay ku dhawaaqdo tuhun la tuhmayo inuu ka dillaacay dalkeeda...

Somaliland Oo Sheegtay In Dhawaaqyada Ka Soo Baxaya Soomaaliya Yihiin Kuwo Bulshada Caalamka Lagu...

0
Wasaaradda Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeedhay Dawladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku cambaaraysay Xafiiska...