AKHRI Warqad Uu Guddoomiye Cirro U Diray Madaxweyne Biixi, Shirguddoonka Baarlamaanka Iyo Beesha Caalamka

0
389

Guddoomiyaha xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Cirro ayaa 14-kii bishan warqad u diray madaxweyne Biixi, shirguddoonka baarlamaanka iyo beesha caalamka taas oo xambaarsan eedo culus oo ka dhan ah madaxweyne Biixi laguna sheegay in uu buriyay heshiiskii beesha caalamka ee lagu dhexdhexaadiyay xisbiyada.