“Xadhigga Internet-ka Ee Jabuuti Ma Soo Mari Karo Badda Somaliland…” Wasiir Isgaadhsiinta Iyo Technologiyada...

0
Cabdiwali Sheekh Cabdillaahi Suufi wasiir wasaaradda isgaadhsiinta iyo technologiyada Somaliland ayaa ka hadlay xadhig internet ah oo la sheegay inay Jabuuti soo marinayso badda...

Madaxweyne Biixi Oo Isku Shaandhayn Sameeyey Iyo Cida U Magacaabay

0
WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 06 /11/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadoodu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-378/112019 iyo JSL/XM/WM/222-379/112019, uu Xilka qaadis...

“Madaxweynuhu Haddii Uu Soo Af Jaro Dhibta Ka Taagan Ceel-Afweyn, Bilad Sharaf Buu Inaga...

0
Wasiirkii Wasaaradda Gaashandhiga ee Xukuumaddii Axmed Siillaanyo Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa ka hadlay xaalada Deeganada Ceel-afweyn, waxaanu sheegay in labadaas beelood ee halkaas...

Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Shaaciyay Inuu U Sharaxanyahay Gudomiyaha Xisbiga Muxaafidka Ah Ee...

0
Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Shaaciyay Inuu U Sharaxanyahay Gudomiyaha Xisbiga Muxaafidka Ah Ee Kulmiye. Maxamuud Xaashi Cabdi, wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland ayaa shaaciyay...

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Soo Jeediyay In Dalka Laga Mamnuuco Dawooyinka Dumarku...

0
Xildhibaan Indho Indho oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa soo jeediyay in la joojiyo Dawada dumarku isku Qurxiyaan laakiin Guddoomiyaha guurtida ayaa ka...

Ma Dhabbaa In Wasiir Faratoon Uu Iscasilaad U Gudbiyay Madaxweyne Biixi??

0
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Md Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon ayaa sheegay in aanu iscasilayn, waxaanu beeniyay warar sheegaya in uu gudbiyay warqadda iscasilaadda. Wargeyska Geeska...

Guddida Doorashooyinka Oo La Filayo Inay Dalka Ka Bilaabaan Diiwaangelintii Codbixiyayaasha

0
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo muddooyinkii ugu dambeeyey si weyn uga shaqaynayey hawlaha saldhiga u ah qabsoomida doorashooyinka isku sidkan ee Golayaasha Deegaanka Iyo...