“Xadhigga Internet-ka Ee Jabuuti Ma Soo Mari Karo Badda Somaliland…” Wasiir Isgaadhsiinta Iyo Technologiyada Somaliland

0
470

Cabdiwali Sheekh Cabdillaahi Suufi wasiir wasaaradda isgaadhsiinta iyo technologiyada Somaliland ayaa ka hadlay xadhig internet ah oo la sheegay inay Jabuuti soo marinayso badda Berbera,