Shirkaddaha Dahabshiil Group Oo Adeegyo Cusub Ku Soo Bandhigay Carwada Hay’adaha Maaliyadda Somaliland

0
Shirkaddaha Dahabshiil Group ayaa qayb laxaad leh ka qaadatay qabsoomidda shirka horumarinta Baannanka iyo hay’adaha maaliyadeed ee Somaliland. Shirkan oo lagu lafo gurayo horumarinta...

Baarlamaanka Ingiriiska Oo Wasiirul Dawlaha Khaarajiga Ee Dalkaas Wax Ka Weydiiyay Xidhiidhka Xumaaday Ee...

0
Baarlamaanka Ingiriiska ayaa toddobaadkan lagaga hadlay socdaalkii Madaxweyne Biixi ku tagay dalka Guinea iyo xidhiidhka xumaaday ee Guinea iyo Soomaaliya iyo weliba saamaynta uu...

Proff Cali Khaliif Oo Ka Hadlay Dayaca, Baahiyaha Ka Muuqda Iyo Dawlad La,aanta Haysata...

0
Proff Cali Khaliif Oo Ka Hadlay Dayaca, Baahiyaha Ka Muuqda Iyo Dawlad La,aanta Haysata Shacabka Hargeysa Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay...

Itoobiya,Soomaaliya iyo Eritrea Oo Dhisaya Iskaashi Cusub Oo Jabuti Banaanka Ka Joogto

0
Hoggaamiyayaasha Somaliya, Ethiopia, Eritrea ayaa war-murtiyeed ay kasoo saareen magaalada Asmara oo ay shalay ku kulmeen ku sheegay inay doonayaan in la aasaasao Iskaashiga...

Madaxweyne Biixi Oo Isku Shaandhayn Sameeyey Iyo Cida U Magacaabay

0
WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 06 /11/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadoodu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-378/112019 iyo JSL/XM/WM/222-379/112019, uu Xilka qaadis...

Xukumadda Oo Jabisay Heshiis Dhawaan La Saxeexay

0
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay inuu Komiishanka doorashooyinka u gudbinayo Dacwad ka dhan ah Musharraxiin uu sheegay in Hantida Dawladda loogu ololaynayo. Guddoomiyaha...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xus Ballaadhan Oo Loo Sameeyey Maalinta Cuntada Adduunka, Kana...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad loogu dabbaaldegayo maalinta cuntada adduunka oo ku beegan 16-ka Bisha Tobnaad oo maanta...

Booliska Oo Xidhay Ex wasiir Shucayb

0
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Hargeysa ku xidhay Shucayb Maxamed Muuse, oo ahaa Musharax u tartamaya golaha Wakiillada Somaliland sida uu ii xaqiijiyay Yuusuf Kayse...