Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Shaaciyay Inuu U Sharaxanyahay Gudomiyaha Xisbiga Muxaafidka Ah Ee Kulmiye.

0
458

Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Shaaciyay Inuu U Sharaxanyahay Gudomiyaha Xisbiga Muxaafidka Ah Ee Kulmiye.
Maxamuud Xaashi Cabdi, wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland ayaa shaaciyay in uu u sharaxan yahay jagada guddoomiyaha xisbiga Kulmiye.

Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Waraysi Siinayey HCTV.