Waa Imisa Lacagta Ay Soomaaliya U Qoondaysay Wadahadalka Somaliland??

0
Dawladda Soomaaliya ayaa guddida wada hadallada Somaliland u qaabilsan qoondo lacageed ugu dartay Miisaaniyadda 2020 oo hor taalla baarlamaanka Soomaaliya. Fadhigii Shalay ee baarlamaanka Soomaaliya...

Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Markii Saddexaad Maxkamad La Soo Taagey

0
Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa maanta markii saddexaad la soo taagey maxkamadda Gobolka Maroodijeex ee Hargeysa, iyadoo maanta qorshuhu ahaa in qareennadiisu ay ka...

Guddoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka Ee Gobollada Awdal Iyo Salel Is-casilaad Sababaysan Ku Dhawaaqay

0
Guddoomiyihii maxkamadda rafcaanka ee gobollada Awdal iyo Salel Md.Idiris Faarax Muuse, ayaa shaaciyey inuu iska casilay xilkii gudoomiyenimo ee uu maxkamadda rafcaanka ka hayey. Guddoomiye...

Sheekh Shariif Haddii Uu Mar Labaad Madaxweyne Ka Noqdo Soomaaliya Maxaa Uga Qorshaysan Somaliland?

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo hadda ka mid ah Siyaasiyiin u sharraxan jagada Madaxweynaha dalkaas, ayaa ka hadlay waxa uga...

Haweenay Wasiir Ka Ah Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Hankeeda Siyaasadeed Gaadhsiisan Yahay Inay...

0
Wasiirka Wasaaradda Degaanka iyo Horumarinta Miyiga marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare waa mid ka mid ah haweenka reer Somaliland ee door mug leh ka...

Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Oo Wejiga 2-Aad Ee Diiwaangelinta Maddarasadaha Ka Daah-Furtay Xarunta Saaxil...

0
“Berbera Waxa Xigi Doona Oo Diiwaangelinta Maddarasaduhu Ka Bilaabmi Doontaa Afarta Bishan Xarunta Gobolka Togdheer Ee Burco..” Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta...

Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In U Tartami Doono Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID...

0
Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In U Tartami Doono Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID , Jamaal Cali Xussen Dhaliilo Huwiyey

Dimuqraaddiyadii Xisbiga WADDANI Oo God Madow Lagu Riday Iyo Murrashaxnimada Guddoomiye Cirro Oo La...

0
Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa u muuqda mid hog dheer ku riday dimuqraaddiyadii iyo tartankii axsaabta lagu yaqaanay, waxana la diiday in murrashaxnimada...

Madaxweynaha Somaliland Oo La Filaayo Inuu Bari Safar Ugu Baxo Magaalada Berbera .

0
Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu maalinta bari ah safar ugu baxo magaalo xeebeeda ee Berbera . Ujeedada Safarka madaxweynaha ayaa...

Somaliland: Maxamed Biixi Yoonis Oo Beeniyay War Laga Baahiyay Oo Ah Inuu Noqon Doono...

0
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa si adag u beeniyay warar la baahiyay oo sheegaya inuu noqon doono raysalwasaaraha dambe...