“Waxaynu Ku Jirnaa Waqti Ay Qabyaalladu Xadhkaha Goosatay Oo Xumaantu Ka Sarrayso Wanaaga,” Marwo...

0
Khudbad Dhinacyo Kala Duwan Khusaysa Oo Ay Marwo Luul Xasan Mataan Ka Jeedisay Madashii Ay Ku Midoobeen Hoggaanka KULMIYE Iyo Garabkii Jamaal Cali Xuseen. “Waxaa...

Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ku Tiraabay In Go’aankii Maxkamadu Dhiniciisa Guul U Yahay,...

0
Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay go’aanka Maxkamada Sare ka Soo Saartay khilaafkii xisbiga UCID, wuxuuna ku tiraabay inuu dhiniciisa guul...

Madaxtooyada Soomaaliya Oo Shalay Laga Dhex Qabtay Askar Al-Shabaab Looga Shakiyay Iyo Farmaajo Oo...

0
Xarunta Madaxtooyada Somaliya ee Villa Somalia ee Muqdisho, ayaa shalay gashay saacado jaha-wareer iyo shaki ah, ka dib markii ay ciidamo sirdoon ahi ka...

Daawo: Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Aamaanay Wadada Ceerigaabo Halku Gaadhsiyey Cali Mareexaan

0
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Aamaanay Wadada Ceerigaabo Halku Gaadhsiyey Cali Mareexaan

Magaaladda Burco Oo Hay’adaha Dawladdu Ku Kaliyaysteen Xuska 18-ka May

0
Magaaladda Burco oo ah goobtii lagaga dhawaaqay gooni isutaaga Somaliland ayaan sannadkan looga xusin sidii ay ahaan jirtay waxaana ku kaliyaystay laamaha Dawladda ee...

Somaliland: Xildhibaan Indho-Indho Oo Mudaneyaasha Galbeedka Somaliland Ka Waaniyey Hadallada Xanafta Leh Ee Bulshada...

0
Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-Indho) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa baaq u diray Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka kaga Gobollada...

Somaliland: Reer Hargeysa Oo Caleemo Qoyan Kala Hortagey Weftigii Wasiir Baashe Cali Jaamac Oo...

0
“Guusha Maanta Bariga Somaliland Gaadhay Waa Raga Hormuudka Ka Ahaa Soo Dhaweyn Iyo Mahadnaq Intabada Waa Mudanyahay” Wasiirka wasaarada khayraadka biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac...