Somaliland: Xidhiidhka Cusub ee Somaliland & KENYA Iyo Madaxwayne Kuxigeenka Dalkaas Oo La Sheegay...

0
Guddoomiyaha Gobolka Meru o Xaqiijiyey Inuu William Rutto Somaliland Iman Doono Dhamaadka Bisha Septemper Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya William Rutto ayaa la sheegay inuu dhamaadka bishan aynu...

“Xisbiga Kulmiye Waa U Xogogaal, Waanu Og Yahay Abaaraha Dalka Ka Jira”

0
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, ayaa ka hadlay abaaraha dalka ka taagan, waxaanu sheegay in Xisbiga Kulmiye uu xogogaal...

Muuse Biixi Iyo Farmaajo: Midkee Ku Guulaysan Doona Dagaalka Siyaasadda Arrimaha Dibadda?

0
Dagaalkii ay dhawaan dawladda Soomaaliya ku qaaday dawladda Guinea ee ka dhanka ahaa socdaalkii uu Madaxweyne Biixi ku tagay dalkaas, waxa ay banaanka soo...

KULMIYE Oo Madal Ilyartu Is-qabatay Ugu Fooladeeyey Midowga Dhexmaray Garabkii New UCID

0
Xisbal-xaakimka Somaliland, ayaa madal ilyartu is-qabatay ku qaabilay garabkii NEW UCID ee uu hoggaaminayey murrashaxii jagada Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Md. Jamaal...

Xil. M. M. Dheeg Oo Shir-guddoonka Guurtida Ku Eedeeyey Cabudhin Iyo Hagardaamo Dheeri ah...

0
“Beryahan dambe shir-guddoonkayagu wuxuu nala bartay oo nagu qasbaa inuu nagu gagabiyo in sidii golaha wakiilladu soo garteen lagu ansixiyo, dabadeedna marka uu cod...
Mujaahid Xasan Guure Oo Dhaliishii Ugu Cuslayd U Jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Fartana Ku Fiiqay Musuqmaasuq Iyo Qaraabo-kiil Xadhkaha Goostay Oo Maamulka Xulay

Abaarta Gobollada Bariga Oo Sii Adkaanaysa, Xukuumadda Iyo Xisbiyada Oo Ka Gaabiyey Gurmadkii Iyo...

0
“Waxay ila tahay inay ku habboon tahay inaynu Kursigaa dib u dhigno, Waayo? Barigii aad baa loogu Lee’anayaa…” Mujaahid Xasan Guure Abaarta ka jirta Gobollada...

Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Oo Sheegay In Suuq Madow Lagu Kala Iibsanayo Lacagaha...

0
Guddoomiyaha Baanka Somaliland Ayaa Qiray In Uu Jiro Suuq Madow Oo Lagu Kala Sarifto Lacagta Doolarka Ah, Looguna Sarifayo Qofka Garasho Wallow Aanay Wax...