Somaliland: Saddex Qof oo ku Dhintay Mudaharaad Rabshado Isu Bedalay oo Shalay ka Dhacay...

0
Saddex qof ayaa ku geeriyooday dhawr qof oo  kalena way ku dhaawacmeen mudaharaad  rabshado isu bedalay  oo shalay ka dhacay magaaladda Laascaanood ee xarunta...

Somaliland: Taliyihii Ciidanka Asluubta Somaliland Mudane Xudhuun Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur

0
Taliyaha ciidanka asluubta Somaliland sareeye guuto Maxamed Cismaan Xudhuun, ayaa ku dhaawacmay shil baabuur oo ka  dhacay degmada lughaya ee gobalka Awdal. Dhaawaca taliyaha ayaa...

Hogaamiye Xirsi Oo Ka Warramay Dhibaatooyin Somaliland Ka Jira

0
Hogaamiye Xirsi Oo Ka Warramay Dhibaatooyin Somaliland Ka Jira

Wefti Wasiirro ah oo Socdaal Kaalmo ay ugu Raadinayaan Bulshada Abaaruhu Tabaaleeyeen ugu Kicitimay...

0
Wefti Wasiirro iyo xubno ka tirsan Guddida gurmadka abaaraha ee qaranka, ayaa maanta u kicitimay dalka Kuwait, halkaasi oo ay u tagayaan sidii ay...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Aamaaney Dawlada Hoose Ee Berbera

0
Madaxweynaha  Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu amaaney horumar balaadhan oo uu sheegay in ay ku talaabsatay dawlada Hoose ee magaalada Berbera...

Somaliland: Weftigii Ku Sugnaa Isu-tagga Imaaraadka Carabta Oo La Kulmay Boqorka Raysal Khayma Xukuma.

0
Weftigii Jamhuuriyadda Somaliland, kuna sugnaa Dubai, ayaa martiqaad rasmi ah ka helay boqorka xukuma Raysal Khayma oo kulan balaadhan la yeeshay weftigii Somaliland ee...

Gudoomiye Ciro Oo Ka Hadley Xilalka Uu Xisbiga Waddani Siin Doono Siyaasiyiinta Isbaheysiga Iyo...

0
Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro oo qudbad dhinacyo badan taabaneysa ka...

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xaalada Caafimad Xumo La Soo Daristay +...

0
Madaxweynaha Dalka Jsl Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo xaalada caagimad daro la soo Daristay ayaa waxa loo qaadi doona Dalka Imaaradka Carabta Oo...

Qaramada Midoobay Oo Soo Saartay Liiska Dalalka Adduunka Ugu Amni Wanaagsan Sannadkan 2016

0
Sannad walba dunida guudkeeda shalay oo kale waxa laga xusaa maalinta loo asteeyey nabadda adduunka iyada oo la isku baraarijiyo qiimaha nabadda, sidoo kalena...

Daawo: Wasiirka Wasaaradda Duulista Iyo Hawada JSl Oo Beeniyey In Xukuumadda Kulmiye Iibisay Garoonkii...

0
Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaarada Duulista Md. Farxaan Aadan Haybe Oo Beeniyey In Ay Xukuumadda KULMIYE Iibisay Garoonkii Diyaarada Berbera Iyo Arimo Kale Oo...