Goobjoogayaasha Caalamiga Ah Oo Ka Hadlay Dareenkooda Doorashada Ay Ka Qaybgaleen

0
Doorashada madaxtooyada Somaliland ayay ka soo qayb galeen goobjoogayaal caalami ah oo lixdan qof ka badan, kuwaasi oo ka kala socday 27 Dal oo...

Somaliland: “Iyadoo Markii Horeba Ay Jireen Cillaaqaad Cariiq Ahi, [Haddana] isku xidhkii bulshooyinka gobolladani...

0
“Si Looga Maarmo Baahida Loo Qabo Ardayda Arabsiyo Iyo Hargeysa Laga Soo Qaadayo,  Waxaanu Rejaynaynaa Mustaqbalka In Aanu….”    Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan Oo Madaxweynaha...

Cambaareyn Xooggan Oo Ka Dhalatay Xadiis Ay Si Khaldan U Adeegsatay Fanaanada Caanka Ka...

0
Cambaareyn xooggan ayaa ka dhalatay kadib markii fanaanadda caanka ka ah Mareykanka iyo caalamka ee Rihanna ay Xadiis ka mid ah kuwa laga weriyey...

Maamulaha Dahabshiil Group Oo Sharraxaad Ka Bixiyay Shirka Maalgashiga Afrika Iyo Ingiriiska.

0
Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil Group Md Cabdirashiid Maxamed Siciid ayaa faahfaahin ka bixiyay shir madaxeedka maalgashiga Afrika iyo Ingiriiska oo maalintii shalay ka qabsoomay magaalada...

“Dawladdu Doollarka Iyadaa Haysa Oo Ka iibisa Sarriflayaasha, Bil iyo Dheeraad Doollar Soomay Saarin,Ee...

0
Iyada oo uu labadii toddobaad ee u dambeeyey jiray Sicir-barar saameeyey Suuqyada Lacagta ee Somaliland oo Qiimaha Doollarku kor u kacay, halka qiimaha Lacagta...

Faysal Iyo Cali-Gurey Oo Isku Bilaabay Warmo Ay Muddo La Kala Maaganaayeen

0
Iyadoo khilaafka UCID uu isa soo tarayo, ka dib markii ay isku muruxsadeen Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen, ayaa hadda waxa muuqata...

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Ka Hadashay Tirada Dadka Shuban Biyoodku Soo Riday

0
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Saleebaan Jaamac Diiriye, ayaa ka hadlay shuban biyoodka ka dilaacay deegaanka ka tirsan Somaliland, gaar ahaan Gobolada Bari,dadka uu...

Madaxweyne Biixi Oo Booqasho Ugu Tagay Mujaahid Xasan Ciise Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho ugu tegay Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland, Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo xaalad caafimaad loo...