Xildhibaan Indho Indho oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa soo jeediyay in la joojiyo Dawada dumarku isku Qurxiyaan laakiin Guddoomiyaha guurtida ayaa ka soo horjeestay arrinkaasi,