Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa munaasibad u qabtay tageerayaal kaga biiray magaalada Bur o, kuwaas oo sheegay inay ka soo diga rogteen Xisbiga UCID. munaasibadii Xisbiga KULMIYE kusoo dhaweeyay