Qabiilka Cusub Ee Biixi Afka Ciidda U Gelin Doona

0
W/Q Siyaasi Cali-kubad Madaxweyne Muuse qabyaalada ayuu miicsaday laakiin waxuu ka il duufay qabiilka cusub ee doorashada soo socota afka ciida u gelin doona. Shaxda cusub...

Farxaan Haybe“Uma Hamuun Qabo Xil…”

0
farxaan Aadan Haybe guddoomiyihii hay’adda shaqaalaha oo maanta madaxweyne Biixi xilka ka qaaday ayaa soo saaray qoraal u dhigan sidan “Isbedelku waa dabciga nolosha oo...

Itoobiya Oo ka hadashay Socdaalka Wasiirkeeda Jooga Hargeysa

0
Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa si kooban uga hadashay safar laba maalmood ah oo wasiirru-dawlaha arrimaha dibadda Itoobiya ee dhanka siyaasadda Mr Ridwaan Xuseen...

Masuul iska casilay Xukumadda Madaxweyne Biixi

0
Baashe Cawil oo iska casilay Xilkii Wasiir kuxigeenimo ee Madaxweynuhu u magacaabay iyo Wakiilkii waddanka Kenya "Mudane Madaxweyne anoo xiganaya Wareegtadaada summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-708/092021 kuna taariikhaysan...

7 jeer Oo Madaxweyne Muuse Talo seegtay

0
Tan iyo markii uu Madaxweyne Muuse doorashada ku guulaystay, wuxu sameeyay 7 qalad oo khatar weyn gelin doona doorasho dambe oo uu ku guuleysto: 1)...

Xil Kucaddeeye “Cirro waa in aanay hodin Guushii..”

0
W/Q Xil Axmed Dayib Ku Caddeeye Q-2aad Dareenka iyo filashadu halkii Shalay ma joogaan. Musharrax Madaxweyne Cirro waa in aanay hodin guushii ugubka ku ahayd Somaliland...