Farxaan Haybe“Uma Hamuun Qabo Xil…”

0
754

farxaan Aadan Haybe guddoomiyihii hay’adda shaqaalaha oo maanta madaxweyne Biixi xilka ka qaaday ayaa soo saaray qoraal u dhigan sidan

“Isbedelku waa dabciga nolosha oo ah in ay maalinba si u egtahay, waxa taas la mid ah sunnaha dawladnimo oo ay aasaas u tahay in xilku qori isu dhiib yahay oo qofba inta Allah u qadaro joogayo, Ilaahay ha ku asturo inta masuuliyad xilleed loo magacaabay maanta oo uu ugu horreeyo gudoomiyaha xilka aan ku wareejin doono, madaxwaynuhuna waa ku mahadsan yahay go’aankiisan xilka qaadista, waayo isaga ayuunbaa isla xilkan hore iigu xushay. Dalka waxaan ka soo qabtay xilal badan oo kala duwan oo wasiirnimo iyo xilkan aan wareejin doonaa ka mid yihiin, markaa uma hamuun qabo xil ee waxaan ku faraxsanay inaan qarankayga u soo shaqeeyay intii itaalkay iyo awooday ah.
Tu’san