Maamulaha Dahabshiil Group oo taageeray dadaallada lagu yareynayo isbeddelka cimilada

0
Ganacsataddu waxay door muhiim ah ka ciyaari karaaan la dagaallanka isbeddelka cimilada adduunka, Maamulaha Dahabshiil Group Abdirashiid Duale oo ka hadlaya shirwaynaha COP 28...

Shirkada Somtel Ayaa Daah-Furtay Saamiyo Loogu Talo Galay Dadweynaha Oo Qiimahoodu Yahay $100 ...

0
Shirkada Somtel Ayaa Daah-Furtay Saamiyo Loogu Talo Galay Dadweynaha Oo Qiimahoodu Yahay $100     Shirkadda is-gaadhsiinta Casriga ah ee Somtel ayaa daah-furtay saamiyo loogu talo-galay dadweynaha,...

guddoomiye Cirro Oo Shaaciyay Musharraxnimadiisa

0
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa shaaciyay in uu yahay musharrax jagada guddoomiyaha Xisbiga Shirweynaha muddaysan 30ka iyo 31ka October. “Waxa aan maanta oo...

Madaxweyne Biixi Oo Isku Shaandhayn Samaynaya

0
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu dhawaan isku shaandhayn ku samaynayo Xukuumaddiisa. Ma jiro War rasmiya oo Madaxtooyadu ku shaacisay arrintaasi,...

Cukuse Oo la Sheegay In Uu Biixi Xil ku diiday

0
La'taliyaha Madaxwaynaha Somaliland Ee Arimaha Doorashooyinka Cabdilaahi Maxamed Daahir " Cukuse " Ayaa la' sheegay inuu ka Cudur-daartay in xil kale loo magacaabo, Cukuse ayaa...

Magaalada Jigjiga oo laga daahfuray talaalka ka-hortaga Caabuqa Covid-19

0
Magaalada Jigjiga oo laga daahfuray talaalka ka-hortaga Caabuqa Covid-19. Madaxwaynaha DDS mudane Mustafe Muxumed Cumar, ayaa daah-furay talaalka kahortaga cudurka Carona-Viruska, oo shaley soo gaadhay...