guddoomiye Cirro Oo Shaaciyay Musharraxnimadiisa

0
231

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa shaaciyay in uu yahay musharrax jagada guddoomiyaha Xisbiga Shirweynaha muddaysan 30ka iyo 31ka October.

“Waxa aan maanta oo Jimce ah si rasmi ah u iclaaminayaa in aan ahay Murashax u taagan Jagada Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo aan ka dhex tartami doono Shirweynaha Xisbiga oo qabsoomi doona 30-31 Oktoobar 2021. GUUL.,” sidaas ayuu yidhi Guddoomiye Cirro