Cukuse Oo la Sheegay In Uu Biixi Xil ku diiday

0
1795

La’taliyaha Madaxwaynaha Somaliland Ee Arimaha Doorashooyinka Cabdilaahi Maxamed Daahir ” Cukuse ” Ayaa la’ sheegay inuu ka Cudur-daartay in xil kale loo magacaabo,

Cukuse ayaa la’ filayay inuu safka hore kaga jiro Isku-shaandhayntii dhawaan Madaxwaynuhu soo saaray ,

ILaa hadda ma cadda sababta Arintaasi keentay ,

Balse Cukuse, oo dhankiisa aan isku-dayay inaan arintani wax ka waydiiyo ayaanay ii suurto-galin.

@ Wariye Badri Koosar