Somaliland: Nuxurka Dhambaal Beesha Caalamku U Soo Dirtay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Jawaabta Uu Ka...

0
Dalalka beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, ayaa Madaxweyne Siilaanyo u soo diray dhambaal ay kaga dalbanayaan inuu ka noqdo go’aanka uu...

Nin 50 Dal Soo Maray Oo Shirkadda Dahabshiil Ammaanay

0
Axmed Cabdiweli Al Qaasimi oo ah nin reer Yamaneed ah ayaa soo gaadhay Somaliland. Ninkan oo afartii sanaba mar socdaala ayaa waddamo badan ku...

Xisbiga KULMIYE oo Dhoolla-tus Layaab leh ku Bilaabay Ololihiisa+Baaxadda isu soo baxa taageerayaashiisa

0
Baaqa Ambassador Cawil Iyo Dardaaranka Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga   Hargeysa(Hubaal):- Xisbiga  Midnimada iyo Horumarka Somaliland ee Kulmiye, ayaa dhoolla-tuska layaab leh ku bilaabay maalinta koowaad ee...

Taliye Ku-xigeenkii Ciidammada Booliiska Somaliland Oo Xannuun Kusoo Booday, Cisbitaal Gaar Ahna Lagu Dabiibayo

0
Taliye ku xigeenkii Ciidanka Booliiska Somaliland Faarax Maxamed Mire ee dhawaan uu soo magacaabay Madaxweyne Biixi ayaa Shalay galinkii dambe waxa ku soo booday...

Somaliland: “Midnimadii Somaliland Iyo Somaliya Waxa 1977 Qaribay Siyaad Barre, Waxaana Sannadkan 2016 Sii...

0
Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa tilmaamay in Maxamed Siyaad Barre uu sannadkii 1977 qaribay midnimada Somaliland iyo Somaliya ee lixdankii, islamarkaana uu Madaxweynaha...

Xisbiga kulmiye oo Soo Dhaweeyey Haldoor iyo Siyaasiyiin ay Hoggaaminayaan Cabdirashiid Xasan Mataan iyo...

0
Hoggaanka sare ee xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa maanta soo dhaweyn ballaadhan u sameeyey siyaasiyiin iyo haldoor kasoo jeeda gobolka Awdal oo...

Dalabkii Madaxtooyada, Jawaabtii Saleebaan, Dooddii Cirro iyo Gunaanadkii Madaxweyne Siilaanyo

0
Madaxtooyadda Somaliland, ayaa kulan ay shalay ku wajahay Shirguddoonka labada Gole Baarlamaan kagala hadashay arrimo la xidhiidha Saldhigga Millateri ee Xukuumaddu kula heshiisay dawladda...

Daawo:-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Khudbado Sagootin Iyo Dardaaran Ah...

0
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Khudbado Sagootin Iyo Dardaaran Ah U Jeediyay Ergooyinkii Ka Soo Qeyb Galay Shirweynaha Dhalinyarada Kulmiye
Ganacsatada Somaliland oo Lacag dhan $1,035,000 ugu Deeqday Gudidda Abaaraha Kulan Ku dhexmaray Madaxtooyadda JSL

Fariin ku Socota Macaamiisha Dahabshiil ee xaaladda Covid-19

0
Waxaanu la dareennahay Macaamiisha Dahabshiil ee Daafahadunidda ku nool, iyo warwar-ka ay ka qabaan xanuunka (Covid-19) oo aad ugu fidaya aduunyadda oo dhan iyo...

Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Arbacada Berri Fasax Noqon doona

0
Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa la fasaxay Maalinta Arbacada ah ee Berri, dhalashada Sannadka cusub ee 2020-ka ee Taariikhda Miilaadiga awgeed. Sidaana waxa lagu sheegay war-saxaafadeed...