Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Arbacada Berri Fasax Noqon doona

0
438

Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa la fasaxay Maalinta Arbacada ah ee Berri, dhalashada Sannadka cusub ee 2020-ka ee Taariikhda Miilaadiga awgeed.

Sidaana waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu Maanta soo saaray Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Farxaan Aadan Haybe.

Halkan Hoose ka akhri War-saxaafadeedka Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha