Somaliland: Guddoomiye Cirro Oo Shacabka Somaliland Iyo Umadda Islaamka Ah Ugu Hambalyeeyey Xuska Maalinta...

0
Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo ku hadlaaya magacasii, afka xildhibbaanada, hoggaanada, guddida fulinta, garabbada...

Somaliland: Hanjabaadda Uu Wasiir Xaashi U Diray Warbaahintu, Ma Qorshe Cusub Oo Madaxweynuhu Saxaafadda...

0
Saxaafadda madaxbanaan ee Somaliland ayaa si weyn uga gilgilatay hadalo hanjabaad iyo digniin isugu jira oo uu wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, hawada u...

Somaliland: “Xasan Sheekhoow Si Fudud Ayaad U Tidhi Midnimadii Ayaanu Ku Daba Jirnaa, Ee...

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimkaha Guddaha Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa jawaab adag ka bixiyey hadalkii ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaliya ee ahaa in midnimadii...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Kala Qaaday Labada Doorasho, UCID iyo Waddani Oo Aragtiyo Kala...

0
Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa digreeto uu shalay soo saaray wuxuu ku kala saaray labada doorasho ee madaxtooyada iyo golaha wakiilada oo uu sidoo...

Somaliland: Xukuumadda Oo Aamusnaan Ku Daawanaysa socdaal Uu Mas’uul Maamulka Muqdisho Xil Ka Hayaa...

0
Xukuumaddu Miyay Ka Habranaysaa Mise Wey Ka Huruddaa Mudannahan dhex Mushaaxaya Bar-kulanka Bulshada? Xadhiggii Xidagaha Geeska Ee Muqdisho Booqashada Kaga Soo Noqday Iyo Tamashlaynta Mudanahan...

Somaliland: Carwo Qiime-dhimis Ballaadhan Wadata Oo Ay SOMTEL U Soo Bandhigtay Macaamiisheeda Munaasibadda Ciidul-Odxaha...

0
Madaxa Waaaxda Suuq-geynta ee SOMTEL Khadar Cabdiraxmaan Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Adeegyada Qiime Dhimista ay ku Sameeyeen Shirkadda Caalamiga ah ee somtel ayaa soo bandhigtay...

Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Kala Qaadista Doorashooyinka Madaxtooyada Iyo Wakiilada.

0
Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo dhaweeyey go’aanka Madaxweynuhu soo saaray ee uu ku kala qaaday...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo oo Doorashada Baarlamaanka Dib u dhigay

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/SHGW/081-4240/092016 uu go’aan ka soo saaray go’aanka ay hore ugu...

Somaliland: Goddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Go’aanka Uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Gaadhay Saami-qaybsigii...

0
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka hadley muddo kordhinta loo sameeyey golaha wakiilada waxaana uu sheegay...

Somaliland: Xisbiga KULMIYE Oo Xaflad U Qabtay Tageerayaal Burco Kaga Biiray.

0
Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa munaasibad u qabtay tageerayaal kaga biiray magaalada Bur o, kuwaas oo sheegay inay ka soo diga rogteen Xisbiga...