Wasiir Xaglo-Toosiye

Wasiir Xaglo-Toosiye “Muuse Biixi Laba Jeer Buu Mujaahid Yahay Oo Mar Waa Darwiish, Marna...

0
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Md Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye, ayaa si weyn u amaanay shakhsiyadda iyo taariikhda uu leeyahay murrashaxa xisbgia KULMIYE Md. Muuse...

KULMIYE Oo Beeniyay In Wasiir Maxamuud Xaashi Loo Wado Guddoomiyaha Xisbiga.

0
Guddoomiye-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi-dheere oo shalay shirjaraa’id qabtay, ayaa wuxuu ka jawaabay warar ay warbaahintu baahisay oo sheegaya in wasiirka...

AKHRI Warqad Uu Guddoomiye Cirro U Diray Madaxweyne Biixi, Shirguddoonka Baarlamaanka Iyo Beesha Caalamka

0
Guddoomiyaha xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Cirro ayaa 14-kii bishan warqad u diray madaxweyne Biixi, shirguddoonka baarlamaanka iyo beesha caalamka taas oo xambaarsan eedo culus...

Ma Ogtahay 10-ka Qodob ee ay Idaacadda BBC-du kaga soo hojeeo Jiritaanka Somaliland ee...

0
“Waxa kugu Adkaanaya Inaad kala Saarto Warbaahinta Muqdisho iyo BBC-da oo aad Moodo mid Laga wada Maamulo Xamar” Wasiir Caddaani. Wasiirka Wasaaradda  Warfaafinta iyo Wacyigelinta  Jamhuuriyadda...

Khudbadii Siyaasi Maxamuud Xaashi Ka Jeediyey Doodii CPA Ee Isbedelka Geeska Africa

0
Siyaasi Maxamuud Xaashi ayaa waxaa uu habeenkii xalay aheyd khudbad ka jeediyey dood ay soo qaban qaabisay CPA oo lagaga hadlaayey isbedelka Geeska Africa...

Somaliland Oo Diiday Xubno Soomaaliya U Magacowday Wada-hadallada Muqdisho Iyo Hargeysa

0
Xukuumadda Somaliland ayaa Gef siyaasadeed ku tilmaantay Guddi ka kooban lix xubnood oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland oo Madaxweynaha Soomaaliya u Magacaabay...

Labada Murrashax ee sida rasmiga ah ugu tartamaya Madaxweyne Ku-xigeenka Waddani oo la shaaciyay

0
Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa ku guulaystay inuu kala reebo lixdii tartame ee u taagnaa jagada madaxweyne ku-xigeenka xisbigaas u matali doona doorashadda...
Somaliland: Golaha Wakiillada Oo Gows Adaygaya Bixinta Qaadhaankii Ay Sheegeen Inay Mushaharkooda Uga Goynayaan Abaaraha.

Cabdillaahi-Dirawal Oo Khiyaamo Ku Tilmaamay Heshiiska Xisbiyada Ee Qabsoomidda Doorashooyinka Wakiillada Iyo Deegaannada

0
Siyaasiga Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Dirawal) ayaa ka hadlay heshiiskii Saddexda Xisbi ee Somaliland ka gaadheen qabsoomidda doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo deegaannada. Mudane Cabdillaahi-dirawal wuxuu sheegay...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Xildhibaannada Reer Awdal Oo Muddo Cadho Kaga Maqan...

0
Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa habeen hore kulan la yeeshay Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee ka soo jeeda Gobolka Awdal, kuwaasi oo muddo...