Siyaasi Maxamuud Xaashi ayaa waxaa uu habeenkii xalay aheyd khudbad ka jeediyey dood ay soo qaban qaabisay CPA oo lagaga hadlaayey isbedelka Geeska Africa iyo dalalka Carabta