“Anigu Ciidagalena Ma Ihi, WADDANI-na Waa Koonteenar Habaryoonis, Waxaanu Ku Xidhidoona Quful..…” Faysal Cali Waraabe

“Anigu Ciidagalena Ma Ihi, WADDANI-na Waa Koonteenar Habaryoonis, Waxaanu Ku Xidhidoona Quful..…” Faysal Cali...

0
Guddoomiyaha Xisbiga Khilaafku hadheeyey ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo Arbacadii toddobaadkii hore Garabka uu hoggaamiyaa u doortay Musharraxa jagada Madaxweynaha ee Xisbigaas,...

Afar Qof Oo Kulayl Ugu Geeriyooday dalka Hindiya

0
Inta la ogyahay Afar Qof baa kulayl daran ugu dhex dhintay Tareen ay ku safrayeen Waqooyiga Dalka Hindiya. Kulaylkan ayaa Labadii Toddobaad ee u dambeeyay...

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Qorshaysay Tallaabooyin Lagu Xakamaynayo Qishka Imtixaanaadka Shahaadiga Ah.

0
Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, ayaa shaacisay in imtixaanaadka shahaadiga ah ee Fasallada sideed iyo afraad ee dugsiga sare la adkayn doono ilaaladooda, islamarkaana dagaal kama...

Daawo: Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Ka Hadley Cida Awood Leh In Ay Difaacado Oo...

0
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Ka Hadley Cida Awood Leh In Ay Difaacado Oo Ay Ilaaliso Xaquuqul Iinsanka

Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland oo Cadeeyey in ayna Awood u lahayn in ay...

0
“Ilaa saacaddan wasaaraduhu kharashaadkii ka bixi jirey shidaalkii mooyaane waa la wada xidhay, haddana Dollarkii ismuu taagin, halkaasna waxa ka muuqata inay jirto awood...

Faysal Cali Waraabe“Siyaasadu Yaanay Noqon Tolkeey Mee”

0
Gudoomiyaha xisbiga UCID Injineer  Faysal Cali Waraabe,  ayaa maanta mar uu khudbad ka jeedinayay munaasibad lagu daah furayay jaamacad cusub oo farac ka furatay...

Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabey Danjire Cusub

0
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Mudane Cabdixakiim Xasan Ashkar in uu noqdo Danjiraha Somaliya u qaabilsan dalka Boqortooyada Sucuudiga. “Madaxweynaha...

Somaliland Oo Deegaannadeeda Ka Mamnuucday In Laga Daawado Telefishanka Qaranka Soomaaliya Ee SNTV.

0
Xukuumadda Somaliland ayaa deegaannadeeda ka mamnuucday in laga daawado Telefishanka Qaranka Soomaaliya ee SNTV. Amar ka soo baxay xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Muuse Diiriye,...

Somaliland: Oo Go’aammo Adag Kasoo Saartay Xal U Helidda Shaqaaqadii Beelaha Walaalaha Ah Ku...

0
Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa shaaciyey inay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo gacan adag wax kaga qaban doonto sharciga la tiigsan doonto...