Goobjoogayaasha Caalamiga Ah Oo Ka Hadlay Dareenkooda Doorashada Ay Ka Qaybgaleen

0
Doorashada madaxtooyada Somaliland ayay ka soo qayb galeen goobjoogayaal caalami ah oo lixdan qof ka badan, kuwaasi oo ka kala socday 27 Dal oo...

Dag Dag:Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Gaadhay Addis Ababa Iyo Wasiirka Arrimaha...

0
Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal ku tagay dalka Itoobiya, ayaa meeqaam heer...

Daawo:Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee xisbiga KULMIYE oo saxaafadda tallooyin siiyay

0
Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee xisbiga KULMIYE oo saxaafadda tallooyin siiyay

Somaliland: “Adeer Xeebtu Laba Reer Ayay Ka Dhaxaysay” Suldaan Maxamed Oo Ka Hadlay Deegaamada...

0
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay deegaanada lagu muransan yahay ee waqooyiga gobolka Maroodi-jeex
Khubaro Guddida Doorashooyinka Kala Shaqayn Doona Daabacaadda Kaadhadhka Cob-bixiyayaasha Oo Dalka Soo Gaadhay

Khubaro Guddida Doorashooyinka Kala Shaqayn Doona Daabacaadda Kaadhadhka Cob-bixiyayaasha Oo Dalka Soo Gaadhay

0
Khubaro ajaanib ah oo ka hawlgeli doona daabacaadda kaadhadhka cod-bixiyayaasha, ayaa maalintii shalay kasoo degey magaalada Hargeysa, kuwaas oo tiradooda lagu sheegay saddex nin. Khubaradan...

KULMIYE Oo Madal Ilyartu Is-qabatay Ugu Fooladeeyey Midowga Dhexmaray Garabkii New UCID

0
Xisbal-xaakimka Somaliland, ayaa madal ilyartu is-qabatay ku qaabilay garabkii NEW UCID ee uu hoggaaminayey murrashaxii jagada Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Md. Jamaal...

Afar Qof Oo Kulayl Ugu Geeriyooday dalka Hindiya

0
Inta la ogyahay Afar Qof baa kulayl daran ugu dhex dhintay Tareen ay ku safrayeen Waqooyiga Dalka Hindiya. Kulaylkan ayaa Labadii Toddobaad ee u dambeeyay...

Abwaan Dacar Oo Ka Sheekeeyay Dhibkii Loo Soo Maray Xorriyadii 26-Ka Jun Iyo In...

0
Abwaan Dacar Oo Ka Sheekeeyay Dhibkii Loo Soo Maray Xorriyadii 26-Ka Jun Iyo In Soomaaliya Laga Soo Mustaafuriyay 1959kii