Authors Posts by admin

admin

1751 POSTS 0 COMMENTS

Wararka Ugu Akhriska Badan

Wararkii u Dambeeyey

video

Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Afduubtay Shirweyne Ay Hargeysa Ay Ku Qabsadeen...

Xoghayaha guud ee Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa sheegay in Xukuumaddu Afduubtay shirweyne ay Hargeysa ay ku qabsadeen Haweenka Somaliland. Xoghayaha guud ee Waddani...
Deg Deg: Masuulyiintii Ugu Badnaa Oo Iska Casilay Xisbiga UCID

Xisbiyada Mucaaradka Ee Waddani Iyo Ucid Oo Ka Qayliyay Mooshin Ka Dhan Ah Oo...

Xisbiyada mucaaradka ah ee Ucid iyo Waddani ayaa si isku mid ah xukuumada ugu dhaliilay mooshinka xildhibaanada guurtida ah ay u gudbiyeen shir gudoonkooda...

Puntland Oo Qarka U Saaran Tafaraaruq Siyaasadeed Iyo Gaas & Camey Oo Khilaafkoodu Cirka...

Khilaaf siyaasadeed oo salka ku haya arrimaha doorashooyinka, ayaa ka dhex qarxay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas iyo ku xigeenkiisa Cabdixakiim Camey. Khilaafka labadan masuul ayaa...
Faysal Cali Waraabe Oo Ka Waramay Shir Maalgashi Oo Uu Jarmalka Kaga Qayb Galay

UCID Oo Mashaariicdii Uu Madaxweynuhu Kasoo Dhagax Dhigay Gobolada Bariga Ku Tilmaamay Kuwo Bilaa...

Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa si weyn u naqdiyay Mashaariicdii horumarineed ee uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ku soo Dhagax dhigay safarkii...

Xisbiga WADDANI Oo Madaxweynaha Ku Eedeeyay Dibu Dhaca 5-aad Ee Ku Yimid Doorashada Golaha...

Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa warsaxaafadeeda kasoo saaray dhawaaqii kasoo yeedhay Komishan Doorashooyinka ee ku aadanaa dib dhac mar kale ku yimid Qabsoomidda...