Gudoomiyaha Haya’dda Barakacayaasha Somaliland ayaa waxaa uu maanta xaqiijiyey in Somaliland ay ku sugan yahiin dad qaxoonti ah oo ay tiradoodu gaadheyso 20 Kun oo qof isla markaana ka soo jeeda dalalka Itoobiya , Suuriya , Yemen  , Eretria , Ciraaq iyo dalal kale