“Caarre Waxaanu Leenahay Haddii Aad Dagaal Doonaysid Orod Oo Hargeysa Iyo Burco Tag…” Xildhibaan...

0
Xildhibaan Jaamac Jibriil oo Ka Mid ah Golaha Deeganka Degmada Ceerigaabo ayaa farriin u diray kornayl Caarre,

Xukuumadda Oo Ku Fashilantay Inay Ka Dhabayso Balan-Qaadkeedii Ahaa In War-Baahinta Dowladdu Si Siman...

0
Iyadoo ay Xukuumadda Somaliland gaar ahaana wasaaradda War-faafintu ay bishan September 19-keedii soo saartay war-murtiyeed, kaas oo lagu sheegay in war-baahinta Dowladu ay si...

Shirkada SOMTEL Oo Soo Dhaweysay Waxka Bedelka Golaha Wakiiladu Ku Sameeyeen Xeerka Isgaadhsiinta Dalka.

0
Shirkada Isgaaahsiinta SOMTEL Oo Soo Dhaweysay Waxka Bedelka Golaha Wakiiladu Ku Sameeyeen Xeerka Isgaadhsiinta Dalka.

Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Ku Eedaysan Kufsi Iyo Dil Loo Gaystay...

0
Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Ku Eedaysan Kufsi Iyo Dil Loo Gaystay Gabadh 15 Jira Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay nin...

“Cashuurta Dadka Reer Somaliland Oo Dhan Ayaa Bixiya Ee Beesha NUUX TAANI Oo Kaliyi...

0
“Cashuurta Dadka Reer Somaliland Oo Dhan Ayaa Bixiya Ee Beesha NUUX TAANI Oo Kaliyi Ma Bixiso…..” Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadlay...

Raysalwasaare Abiye Oo Maalin Ka Dib Go’aankii Madaxweyne Biixi U Soo Diray Hargeysa Wefti...

0
Raysalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed, ayaa magaalada Hargeysa u soo diray wefti culus oo uu hoggaaminayo wasiirka maaliyadda ee Itoobiya Axmed Shide. Wasiir Shide, oo uu...

Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqday Xaalad Degdeg Ah

0
Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqday Xaalad Degdeg Ah Wasiirka beeraha iyo waraabka Soomaaliya, Siciid Xuseen Ciid, ayaa BBC-da u sheegay in ayaxa oo ku degay deegaanno...

Magacyada Xubnaha Madaxweyne Muuse Biixi U Diyaariyay Komishanka Cusub Ee Doorashooyinka

0
Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay in uu diyaariyay Saddexda xubnood ee ka mid noqonaya guddida doorashooyinka Qaranka ee cusub kadib...