“Ma Wado Odhanayo Somaliland La Wada Leeyahay, Oo Waan Eeday”

0
"Ma Wado Odhanayo Somaliland La Wada Leeyahay, Oo Waan Eeday" Prof.Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay inuu eeday kalmada Somaliland la wada leeyahay iyo fagaarayaasha doodaha...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Furay Mashruuca Education Cannot Wait

0
Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Oo Furay Mashruuca Education Cannot Wait,

Madaxweyne Biixi Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Lagu Kordhiyey Xarunta Guud Ee Ciidanka Dab-damiska

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismeyaal cusub oo loo bineeyey ciidanka dab-damiska Somaliland, kuwaas oo laga dhisay...

Shirkadaha Dahabshiil Group oo $150,000 ugu deeqay Dadka Daadadku ku Tabaaleeyeen Beledweyne

0
Guddoomiyaha iyo Maamulka sare ee Shirkadaha Dahabshiil Group waxay Tacsi u dirayaan eheladda dadka ku waxyeeloobay fatahaadaha Baladweyne, Berdaale Iyo Gedo. Iyada oo shirkadaha...

Cabdillaahi-dirawal Oo Dhaliilay Midhaha Safarkii Madaxweyne Biixi Ee Dalka Kenya

0
Cabdillaahi-dirawal Oo Dhaliilay Midhaha Safarkii Madaxweyne Biixi Ee Dalka Kenya Hargeysa (Sayruuq) – Siyaasiga Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Dirawal) ayaa ka hadlay Safarkii Madaxweynaha Somaliland ku...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Madaxweynaha Dalka Jabuuti

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u...