Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Oo Wejiga 2-Aad Ee Diiwaangelinta Maddarasadaha Ka Daah-Furtay Xarunta Saaxil...

0
“Berbera Waxa Xigi Doona Oo Diiwaangelinta Maddarasaduhu Ka Bilaabmi Doontaa Afarta Bishan Xarunta Gobolka Togdheer Ee Burco..” Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta...

Somaliland Oo Deegaannadeeda Ka Mamnuucday In Laga Daawado Telefishanka Qaranka Soomaaliya Ee SNTV.

0
Xukuumadda Somaliland ayaa deegaannadeeda ka mamnuucday in laga daawado Telefishanka Qaranka Soomaaliya ee SNTV. Amar ka soo baxay xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Muuse Diiriye,...

Wasiir Xukuumadda Farmaajo Ka Tirsan Oo Weerar Ku Soo Qaaday Somaliland “Haddii Koox Kasta...

0
Wasiir Xukuumadda Farmaajo Ka Tirsan Oo Weerar Ku Soo Qaaday Somaliland "Haddii Koox Kasta Oo Tidhaa 'Waanu Goosanayna' Uu Dal U Soo Dhaweeyo Sidii...

Xukuumadda Oo Ku Dhawaaqday Abaar Ku Dhufatay Gobollada Bariga Somaliland.

0
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay abaarta ka jirta gobollada Bariga Somaliland oo nolosha dad iyo duunyoba saamaysay isla markaana baaq qeylo dhaan ah...

Xirsi Oo Xamaam tiisa Ka Gurtay Huteel Uu Shir Doceedyo Ka Waday Kadib Markii...

0
Shir-doceedyada Xirsi Oo Bar-kuma-taal Noqday Iyo Wasiir Samsam oo Kulamo Gooni-gooni Ah La Yeelatay Waxgaradka Iyo Haldoorka  Burco Dadweynaha ku dhaqan magaaladda Burco ee xarunta...

Golaha Wasiirada Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Siyaasada Dhulka Iyo Dhibaatooyinka Iyo Muranka Ka...

0
Golaha Wasiirada Xukuumadda JSL ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa shirkoodii maanta kaga wada hadlay siyaasada dhulka, iyo waliba dhibaatooyinka iyo muranka...

“KULMIYE Wakhtigii Uu Mucaaridka Aha Wuu Ka Xanaaqi Jiray ‘ Nabadda ilaaliya…” Xildhibaan Waabeeyo

0
Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay heshiiska nabada ee ay wada gaadheen madaxweynaha somaliland iyo...

DAAWO: “Waxaan Aad Ugu Mahadnaqayaa Garabkii Isbahaysiga KULMIYE Ee Aniga Dartay Shaqadoodii Uga Tagay”...

0
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibada xisbiga WADDANI ku soo dhawaynayay siyaasiyiintii isbahaysiga...