Xukuumadda Oo Ku Dhawaaqday Abaar Ku Dhufatay Gobollada Bariga Somaliland.

0
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay abaarta ka jirta gobollada Bariga Somaliland oo nolosha dad iyo duunyoba saamaysay isla markaana baaq qeylo dhaan ah...

“Gobolka Xaysimo Marka Magacowga Laga Yimaaddo Wax Badan Kamaanu Qaban, Sababtuna Waa……” Wasiir Maxamuud...

0
Weftigii Xukuumadda Somaliland iyo xisbiga KULMIYE ee ay hogaaminayeen Gudoomiyaha, ahna Murashaxa Xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi...

Hargaysa Oo Laga Daah-Furray Shirkadda Adeegga Sharci Ee Barrigga Afrika Iyo Bahda Cadaaladda Oo...

0
Waxa Magaaladda Hargaysa,gaar ahaana Hoteelka Ambasaddor lagaga dhawaaqay Shirkadda Nooceeddu ku cusub-yahay Suuqa,taas oo ka shaqayn doonta Baahiyaha Adeegadda Sharci ee Qeybaha Bulshadda Somaliland. Munaasibadan...

Feedh, Harraati Lagaga Jawaabay Oo Loogu wanqalay Furitaankii Shirka Golaha Dhexe Ee WADDANI Iyo...

0
Feedhkii Daa'uud Food-Cadde, Harraatidii Duur, Fajacii Martida Iyo Fad-Qalalada Shirkii Farosaarka Ku Furmay+ Shucuurta Kaadir Ka Dareeray Madasha Oo Ka Cadhaysan Xubnihii Isbahaysiga Oo...

Waftigii Madawga Yurub Ee Dhawaan Soo Gaadhay Magaalada Hargaysa Oo War Ka Soo Saaray...

0
Wafdigii ka socday Midowga Yurub ee u badnaa Safiirrada ee Todobaadkii hore booqashada shaqo ku yimid magaalada Hargeysa, ayaa war-murtiyeed kasoo saaray socdaalkoodi. War-murtiyeedkan ayaa...

Bulshada Reer Ceerigaabo Oo Xukumadda Madaxweyne Muuse Biixi Ku Dhaliilay Colaadda Ceel-Afweyn

0
Bulshada Reer Ceerigaabo Oo Xukumadda Madaxweyne Muuse Biixi Ku Dhaliilay Colaadda Ceel-Afweyn

Xisbiga UCID Oo Si Ba’an U Dhaliilay Socdaalkii Madaxweynaha Ee Berbera, Bulshadana Uga Digay...

0
“Waa Nasiib Darro In Madaxweyne Halkaa Iska Qaad-Qaado Oo Uu Yidhaa Mashaariic Waaweyn Ayaan Furayaa…”-Ramaax Hargeysa, 18 Apr, 2019 (Himilo)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa...
Madaxwayne Siilaanyo Oo Xaaladda Abaareed Darteed Safar Ugu Bixi Doono Gobollada Bariga Dalka

Madaxwayne Siilaanyo Oo Xaaladda Abaareed Darteed Safar Ugu Bixi Doono Gobollada Bariga Dalka

0
Gudaha Ka Akhri Cidda Madaxweynaha Safarkiisa Ku Wehelin Doonta Iyo Ajandaha Looga Gol-leeyahay Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo), ayaa...

War Deg Deg Ah: Khasaaraha Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Boorama + Qaar...

0
Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Waddani Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa waxaa ay saaka safar ugu baxeen gobalada...