War Deg Deg Ah: Khasaaraha Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Boorama + Qaar Ka Mid Ah Dadkii Soo Dhawaynayay Waftiga WADDANI Oo Ku Dhintay

0
932

Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Waddani Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa waxaa ay saaka safar ugu baxeen gobalada galbeedka Somaliland gaar ahaan gobalka Awdal oo uu ka soo jeedo
Dadweynaha reer Awdal ayaa waxaa ay musharaxa kaga hor yimaadeen agaagaarka magaalada Kala-bayedh iyaga oo ku qaabilay soo dhaweyntii ugu balaadhneed ee abid loo sameey siyaasi ka soo jeeda deeganadaasi.

Soo dhaweynta musharaxa ayaa waxaa ka dhashey khasaare isku jira dhimasho iyo dhawaac ka dib markii shil galay mid ka mid ah baabuurtii soo dhaweynsay gaar ahaan inta u dhaxeysa magaalooyinka Dila iyo Jili waxaana halkaasi ku dhintay hal qof halka mid kale na uu ku dhacmey