“Burco Iyadaa Isku Habsaantaye Bacaadka Ha Fadhido…” Muniir Axmed Cigaal
maxay damal weyn shiteen
. maxay qudhac deebiyeen
. waxay dab sudheen dhirtii
dhulkay midab dooriyeen
bal eeg degelkii hufnaa
bir iyo waxa daasad yaal
bal eega dalkii xalaa
waxay lafo...
Guushada Waa Lala Jiraa-Gaar Haka Ahaanin- Dahabshiil. W.Q. Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleye).
Soomaalidu waxay tidhaahdaa, “Nin aanad saacad ku baran, sannad kuma baratid” oo muujinaysa in dabeecad/ficil aad kala kulantid barashada koowaad qof, hadaad ku qiimayn...
Shacabka Reer Somaliland ha is Garab Taagaan Shirkada Dahabshiil iyo Somtel
Tan iyo intii xukuumadda cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi talada dalka iyo hoggaamintiisa qabatay, tallaabooyin dhawr ah ayaa loo qaaday dhinaca xakamaynta sicir-bararka.
Waxa ka...
Diplomaasiyadii Shuuciyadu (Communist Diplomacy) Way Dhacday,ee Waddani Taa Ha Ogaado.
Caalamka wixii burburkii midowgii soofiyeedka ka horeeyay waxa ka shaqayn jirtay diblomaasiyad iyo xidhiidh caalam oo ku salaysan tartanka ka dhexeeya labada mabda ee...
Mudane Madaxweynaha soo socda 5 sano wax waan qaban karnaa.
Somaliland waxa ay galasaa doorashadii 6aad hadii aanan halmaansanayn oo ah hal qof hal cod, waa farxad iyo badhaadhe in wadan aan la ictiraafsanayni...
Maxay Iska Shabahaan Xubnaha Xamar u Xoogsiga Tagey iyo Kuwa Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa...
Maxay Iska Shabahaan Xubnaha Xamar u Xoogsiga Tagey iyo Kuwa Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa ee Wadani ku biiray?
Xubnaha Xamar u Xoogsiga Tagey : Sidaynu...
Guddoomiye Baashe Ceebee Kursigiisii iyo Xildhibaannadii u Codeeyeyba – W.Q. A.A. Omar (Wayab)
Baashe waxa uu iska tuuray haadaan aan ka soo noqosho lahayn, kadib markuu si indho la’aan ah u dhex galay shabakaddii xuubka caarada ee ...
Waddanka Imaaraadka Iyo Madaarka Berbera: Sidee Ayay Danta Guud Ee Qaranka Ugu Jirtaa?
Akhristow waxan maqaalkan kugula wadaagayaa inaan ku tusaaleeyo sida danta qaranku ugu jirto in aynu ka kirayno dawlada Imaaraadka Airportka Berbera. Si marka aad...
Ahmiyadda Siyaasadeed ee uu Somaliland u Yeelanayo Saldhiga Millatari ee UAE ka Furanayo Berbera
Marka dawladda Somaliland tallaabo hore u qaadaba, waxa soo baxaya dagaalo siyaasiya oo nashqadiisa ay leeyihiin cadowga dalkan la jecel inaanu horumar lagu tanaado...
Fariintii Quruxda Badnayd – W.Q. Dr Ahmed Abdurahman
Waa maalin khamiis ah shaqadana waxaad moodaa inay kabadan tahay intii uu qaban jiray mustafe shantii casho ee ka horeeyay wuxuu ushaqaynayaa si aan...