“Horta Heego Waa Ayo?” Maxamed Baashe Xaaji Xasan

0
Horta Heego waa ayo? Tixdan koobani waxa ay ka mid tahay qoraallo ka warramaya Heegada Muuse Bixii iyo cidda hormoodka ka ah xukuumadda dhexdeeda iyo...

“Madaxweyne Muuse Biixi Waxaa Ka Muuqatay Khudbadiisi 18- May Nuglaansho Walaac Leh ..” Muniir...

0
Muniir Axmed Cigaal oo ka tirsan Xisbiga WADDANI ayaa faqidaad ku sameeyay khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka jeediyay Munaasibada 18 May. Qoraal uu...

Hooyo Qudha Ka Jartay Wiilkeedii Oo 14jir Ah & Sababta Ku Keliftay !

0
Dhacdo aad u naxdin badan ayaa waxay ka dhacday Dalka Masar, kadib markii Hooyo dalkaasi u dhalatay ay qudha ka jartay wiil ay dhashay. Hooyadan...

Aabo Gabadh Yar Oo Uu Dhalay Hudheel Uu Cunto Ka Cunay Rahmaad Ugu Dhiibay...

0
Nin u dhashay Dalka China ayaa waxa uu ku kacay arrin aad u layaab badan, ninkan ayaa waxa uu Rahmay Gabadh yar oo uu...

Ilma Yar Oo Carabka Qayb Ka Mid Ah Laga Gooyey Markii Uu Dhashay Iyo...

0
Ilma yar oo jira sanad iyo badh ayaa waxa lagu sameeyey qaliin dhif iyo naadir ah isla markaana aad u adag. Qaliinkan ayaa waxa wiilkaasi...

Turkiga: Neef Wan Ah Oo Lagu Iibsaday Qiime Dhan 3.6 Kun Oo Dollar!

0
Magaalada Balikeser ee galbeedka Dalkaasi Turkiga ayaa waxa lagu soo bandhigay Neef Wan ah oo si gaar ah loo xanaanayn jiray. Neefkan ayaa waxa loo...

50 Qof Oo Muslimiin Ah Oo Lagu Dilay Iska Hor-imaad Ka Dhacay Nigeria

0
Maamulayaasha Deegaanka ayaa sheegay in dadkaasi lagu dilay weerar ka dhacay dhulka kaymaha ee Gobalka Zamfara ee Waqooyi galbeed ee dalkaasi. Dadka la dilay ayaa...

Masar: Haweenay U Geeriyootay Handadad uu tuug kula kacay !

0
Haweenay u dhalatay Dalka Masar ayaa waxay u geeriyootay si lama filaan ah kadib markii nin tuug ah oo dhacayey uu  handaday. Dhacdadan ayaa waxa...

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Magaca Qofkii Isku Qarxiyay Wasaarada Shaqada Ee Somaliya Iyo Beesha...

0
Al-Shabaab ayaa baahisay magaca ninkii isku qarxiyay dhismaha xarunta Wasaarada Shaqada iyo arrimaha bulshada ee degmada Shingaani, halkaasoo Todobaadkii la soo dhaafay ay weerareen. Ninka...

Haweeney Laba Ilmo-galeen Leh Oo Laba Bilood Oo Isku Xigta Dhashay Saddex Carruur Ah

0
Haweeney u dhalatay dalka Bangladesh oo 20 sano jir ah ayaa dhashay labo carruur oo mataano ah kadib 26 maalmood markii ay umushay curadkeedii...