Maxay Kala Yihiin Hoggaamiye Xisbi Iyo Guddoomiye Xisbi? – Qalinka: Maxamed Xaaji

0
Waa xillal aaney inta badan dadkeenu hore u maqal, sababtuna waa awoodda dawladnimadeena oo cabudhsan oo la’ amma aan haysan meel ay ka neefsato. Maanta...

Aqoonta iyo khuraafaadka – Qalinka: Xasan mutamarid

0
Labada eray ee khuraafaad iyo aqoon waxay ka mid yihiin is diiddooyinka ugu waawayn ee caalamka laga aqoonsanyahay. Labadooda mid haddii la waayo waa...
Maamul Daadejinta iyo Dawladaha Hoose - W.Q. Saddaam Xuseen Carab

Maamul Daadejinta iyo Dawladaha Hoose – W.Q. Saddaam Xuseen Carab

0
Hordhac Si kooban maamul daadejintu waa awood siinta maamul  ee dawladda dhexe u daadejiso dawladaha hoose ee degmooyinka. Si kale waa igmashada maamullada degmooyinka ee...

Dhulkii Xasadka – W.Q. Nur X Xiiray

0
Xaasidnimadu waa dhaqan aad u xun inu qof yeesho, inay umad yeelataana ka sii daran. Cayayaan yar ayaa jiraa hadii kartuun lagu rido oo meel...

Jidka Toosan ee Dhalinyaronimada – W.Q. Hamse Bashe (Wiyeer Yare)

0
Marka aan ka hadlaayo jidka-toosan ee dhalinyaronimadda, Maaha mid aan si malo-awaal ah maskaxdayda aan uga abuurayo, mana aha mid aan qoraalo iyo meelo...

Xadhigii Iyo Sii dayntii Cigaal ee Siyaad Barre – W.Q. Cali Cabdi Coomay

0
Xukuumadii Raysal-wasrre Cigaal AHN wuxuu Siyaad Barre afgembiyey bishii Oktoobar ee sannadkii 1969-kii, markii dil toogasho ah lagu diley madaxweyne C/rashiid Cali Shaarmaarke. Markii ingilaabku...

Kismaayo oo laga waayay hal qof oo Luqada Faransiiska yaqana.W.q Qareen/ Khadar Aar.

0
Aduunkan aynu ku nool nahay waxa ku wada nool umada iyo dad yaw kala wada af ah,kala dhaqan ah isla markana kala diin ah,dadkasta...

Siyaad Barre Oo Cali Samatar Ka Waraysanaya Waayihii Ka Dambeeyey.W/Q: Cali Cabdi Coomay

0
Waa sheeko mala-awaal ah, oo Maxamed Siyaad Barre ka waraysanayo Cali Samatar waayihii ka dambeeyey. Magacyada waxa aan u soo gaabin doonaa, sidan. MSBarre:...

Cabdullaahi Yuusuf oo Madaxweyne noqday iyo talooyinkii aanu siinay Males Zenawi – W.Q. ...

0
Waxa jirtay beri ay odayaal Hawiye ahi u tageen Maxamed Siyaad Barre. Way ka cawdeen iyaga oo ku eedeeyey in uu beeshooda cadaadis gaar...