Guddoomiye Cirro Oo Markii Ugu Horaysay Sheegay Inay Wadahadalo La Fureen Prof Axmed Ismaaciil Samater.

0
786

Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu sheegay in xisbigiisu uu wado hadalo la furay Prof.Samater